Waxaan Godeynews kusoo gudbin doonaa qoraal kahadlaya Hay'adda (Jorre Development Association) iyo 4tii sano ee tagtay waxyaabaha ay ka qabteen deegaanka Joorre (Badhaadhe)
Hay'adda Jorre Development Association oo ka hawl gasha deegaanka degmada Badhaadhe ayaa in muddo ahba waxay kuhawlanayd sidii ay dadweynaha ku dhaqan deegaankaas uga caawin lahayd dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo waliba sidii loo abuuri lahaa jawi nabadeed oo sahla dib usoo celinta dadkii 15 sano ee ugu danbaysay ka qaxay dagaalada sokeeya ee ku habsaday Soomaaliya.
Hadaba waxaad lasocotaa qormooyinka danbe ee Godeynews.com oo lagu soo gudbin doono warbixinta hay'adda horumarinta deegaanka Jorre iyo intay jirtay waxyaabaha u qabsoomay.