GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Qabridaharre: Maxaa kajira in Gudoomiyaha magaalada Qabridaharre iyo masuul kale ay isku dayeen inay baxsadaan si ay ONLF ugu biiraan?

Sida aan lawada socono waayadan danbe waxaa deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya kajiray jawi colaadeed oo sida lasheegayo ay ciidamada millatariga ee dawladda dhexe ay aad ugu soo gurmayaan gudaha wadanka.

Balse waxaa magaallo kastaba dadka kunool marka aad laxiriirto kuu sheegayaan in illaa iyo hadda ay ciidamadu iyo masuuliyiin sarsare oo heer Killilk ah ay wali ku hawlan yihiin sidii ay dadku iskood iskaga qaban lahaayeen dadka kujira Jabhadda oo lagu sheegayo inay joogaan deegaanada qaar.

Dhinaca kale waxaa aad ugu soo badanaya warbaahinta wax kaqora deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya warar aad runta uga fog oo badankooda ay buunbuunin xad dhaaf ah kujirto.

Tusaalle ahaan waxaa maanta Godeynews usurta gashay inay xiriir la sameyno Gudoomiyaha Magaalada Qabridaharre oo sida warbaahinta qaar lagu sheegay inuu Gudoomiyihii Magaalada Mudane KAYSE QANI iyo masuul kale oo lagu magacaabo LUQOOWE MUXMED TAYSE ay isku dayeen inay ka baxsadaan magaalada,si ay ugu biiraan Jabhadda.

Hadaba markii aan wax kawaydiinay arintaas iyada ah "Qosol bay isku dareen" oo waxay noo sheegeen inay arintaas mar hore ka maqleen dad ehel ah oo Maraykanka kala soo hadlay, arinkaas wax kajira haba yaraatee majiro. Waxaana nasiib xuma ah inay wali jiraan kuwo naftoodii khaa'imaya oo noloshoodii iyo wakhtigoodiina wali kusii dhuminaya sheekooyin aan sal iyo raad toona lahayn.

Cumar Yare,
Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com