GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Maxaa kasoo baxay kulankii 03/06/06 kadhacay London ee ay qabteen taageerayaasha ururada Axmaarada iyo Oromada ee ay ONLF lamidoowday ?

Intiina aanan lasoconin waxaa shalay maagalada London ka dhacay kulan ay dad kooban iskugu yimaadeen oo ah taageerayaasha ururada midoobay ee ONLF, Axmaarada iyo Oromada. Waxaa kaloo goobta joogay dad si khalad ah wax loogu soo sheegay oo aan iyagu wax badan ka ogayn ula jeedada kulankan, balse xilli danbe ku baraarugay meesha wax loo wado.

Tageerayshan ayaa waxay aad uga hadleen sida ugu fiican ee loo sii xoojin karo wada shaqaynta ururadan Axmaarada iyo Oromada oo sidaad lasocotaan wada gelay heshiis lagu mideeyay oo illaalinaya jiritaanka midnimada wadanka Ethiopia.

Xubnahan kulmay shalay qaarkood ayaa markii hore dadka ugu sheekeyn jiray halgan baa socda iyo waxyaabo lamid ah, balse shalay ayay sii fiican usoo cadaysteen midabkooda dhabta ah ee Axmaarnimada ah, maadaama ay Jabhaddii ay taageeri jireen ay la midowday ururada Axmaarada iyo Oromada.

Intaas kadib waxay isla soo qaadeen 3 qodab oo sidan kala ah;

Q* Sideen uga hortagnaa ciidamada gudaha Ogaadeeniya kusoo badanaya?
J. Banaan bax aan lasameyno ururada kale ee Ethiopia/ wada shaqeynteenuna an kor uqaadno.

Q* Aan sameyno Guddi u qaabilsan dhinaca dhaqaalaha iyo propogaandada oo shaqeeya markii sidan oo kale ay dadku u nugul yihiin oo dhibaatooyin ay jiraan.

J* Qodabkaas waa la isku diiday oo meeshii lagama soo qaadin

Q* Sideen hurdada ugu kicinaa xubnahan hawshoodii gabay ee kusugan UK ee hadana sheeganaya inay yihiin masuuliyiintii ururuka ONLF

J* Waxaa loo saaray dad kooban oo 9 qof ah inay lasoo hadlaan oo ay isku dayaan inay soo sasabaan oo hurdada kasoo toosaan.

Iskusoo wada duduuboo waxii shalay meesha kadhcay waxuu ahaa taariikh cusub oo mugdi ah dadkana lagu jeclaysiinayo Axmaaro iyo intay wadato oo rabta wada jirka Ethiopia. Dhinaca kelana lagu fasirayo inuu xun yahay nidaamka federaalka ah ee ogol qoomiyad kastaba inay lahaato astaamaheeda qowmiyeed ee khaska u ah sida; inay wax kuqorato luuqadeeda, calankeeda, magaalo madaxdeeda , baarlamaankeeda, isla markaasna u ogalaanaya inay gooni isu taagto oo xoriyadeeda qaadato.

Lasocda qormooyinka danbe ee Godeynews oo idinka haqabtiri doonto kolba waxii kasoo cusboonaada dhulka Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya.

Cali Xadun,
Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com