GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Dr Shigut Geleta oo ah wakiilka ururka OLF Yurub oo shir ka dhacay Paris ka sheegay in sii xoojinta democrasyida iyo ilaalinta midnimada wadanka Ethiopia ay tahay mid lama dhaafaan ah

Shir laga hadlayay geeska Afrika oo ay soo abaabuleen ( the French language Les Nouvelles d�Addis) ayaa todabadkii hore kadhacay magaalada Paris ee wadanka Fransiiska.

Shirkaasoo u ka hadlay wakiilka Yurub ee ururka OLF oo meeshas kasheegay inay diyaar u yihiin wax kasta oo lagu ilaalinayo midnimada wadnaka Ethiopia iyo waliba sidii kor loogu qaadi lahaa democrasation dhab ah oo wadanka ka hirgasha.

Masuulkan ayaa hadalkan ugu tala galay inuu kubeeneyo dacaayada ay ururuda kale ee Ethiopianka ah ay ku eedeeyen in ururuka OLF ay rabaan in Ethiopia lagu kala dhaqaaqo oo qowmiyad-qowmiyad loo kala go.

Dr Shigut Geleta waxuu yiri Ethiopia ma aho wadanka kaliya ee aduunka ee ay kunool yihiin qowmiyado kala gedisan. Wuxuuna ururka OLF xiriiryo la sameeyay qowmiyadaha kale ee Ethiopia si xabadda loo joojiyo xal cadaalad ah oo nabadeed loogu helo dhibaatoyinka kajira wadanka, kadibna loo gudbo kor uqaadida democraasiyada, cadaaladda, sinaanta iyo wada socodka wadanka. Hadii intaa lahelo hogaaminta ururka OLF waxuu diyaar u yahay inuu qaytiisa ka qaato xal uhelidda iyo nabadeynta geeska Afrika.

Mar uu kahadlay ururka cusub (AFD) ee lixda urur ku midoobeen oo ay kamid tahay ONLF waxuu yiri " Wa arin aad u fiican oo ururadan isu tagay isla qateen in si wadajir ah uwada shaqeeyan oo laisu geeyo awodooda, si xal nabad-galyo loogu helo dhibaatada geeska Afrika, gaar ahaan midda Ethiopia."


Godeynews Staff (xigasho/(s/t)
[email protected]

Qoraalkii oo english ah meeshan taabo, amaba hoosba ka akhriso: Oromo OLF says committed to peace and democracy in Ethiopia

Oromo OLF says committed to peace and democracy in Ethiopia

June 23, 2024 (PARIS) � An Ethiopian rebel group affirmed here its commitment for Democracy and unity of the country accusing the ruling party of being neither for peace, freedom nor for the democracy.

The Oromo Liberation Front (OLF) representative in Europe Dr Shigut Geleta said last week in Paris that OLF is committed for unity an democracy in Ethiopia refuting accusations of being a separatist movement.

While speaking in a forum on the Horn of Africa organised by the French language Les Nouvelles d�Addis on Saturday 17 June, Geleta

�Ethiopia is not the only multi-nation state in the World. Oromos have been in contact with different nations and nationalities in Ethiopia, if the root cause of contradictions and conflict that prevail in Ethiopia is sequentially and properly solved through free, fair and democratic deliberations, rather than the barrel of gun [...] Oromo visionaries and the OLF leadership will play a key role to bring peace in the Horn of Africa by placing the hierarchy of Oromo identity in the world of multiple identities�.

He further said that the newly formed opposition alliance AFD is a good step in the right direction. �Today�s bold determination and vision of the leadership of member organisations of AFD to pool resources together and work hand in hand will be, no doubt, the light at the end of the tunnel for Horn of African peace in general and for Ethiopia in particular�.

(ST)

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com