GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga: M/weynaha Kilika mudane Cabdullaahi Lugbuur oo maanta kulan la yeeshay Guurtada Ismaamulka Soomaaliya

M/weynaha dawlad gobaleedka ismaamulka soomaalida Ethiopia ayaa waxuu maanta kulan la yeeshay guurtada Ismaamulka Soomaalida, iyagoo kala hadlay si toos ahna ugu jeediyay dhaliilo fara badan oo maamulkiisa kajira

Sida lasheegyo mudane Lugbuur ayaa markii hore dalbaday inuu kulan layeesho guurtada si u ugala tashado sida ugu fiican ee ay is leeyihiin maamulkiisu hawshiisa wuu ku gudan karaa iyo walina inay dareen siiyaan waxii dhaliil ah ee lagu eedaynayo maamulkiisa.

Hase yeeshee dhaliilo fara badan kadib ayaa waxaa lasheegayaa inuu mudane Lugbuur meeshaas kasoo jeediyay balan qaadyo fara badan oo ay ugu horeysa sii xoojinta maamulkiisa iyo waliba soo celinta kala denbaynta maamulka dhexdiisa oo faraha ka baxday, taasoo JigJiga lagaga sheekaysto in wasiirada qaar ay ka awood badan yihiin m/weynaha Kililka oo ay iyagu awoodiisa isticmalaan.

Hadaba maanta mudane Lugbuur oo raba inuu dib usoo celiyo sumcadiisii ayaa waxuu guurtada iyo xubno kale oo isaga tageersan u balan qaaday inuu xilli dhaw soo celinayo kala danbayntii mamuleed ee Kilika, isla markaasna uusan intaa kabadan u dul qaadan karin xubnahan maamulkiisa ka dhex wada qarbudaada iyo is qab-qabsiga. Iyadoo xubin kastana ay ku ekaan doonto, lagunana xisaabtami doono sidii ay uga soo bixdo hawsha loo qorsheeyay fulintaankeeda.

Dadka indha-indheeya siyaasadda kilika Soomaalida ayaa is qabqabsigan ku tilmaamay mid la mid ah kuwii maamuladii hore oo kale, oo inta badan muddo qaata in lagu kala adkaado. Dhinaca kale mudane Lugbuur ayaa u sheegaya xubnaha kasoo horjeeda inuu isagu meesha wali kataliyo, maadama ay kusoo fashilmeen isku dayitankoodii lagu rabay in lagu burburiyo maamulkiisa.

Isku soo wada ururiyoo shacabka ku dhaqan Ismamulka Soomaalida Ethiopia ayaan cidna ka warhaynin dhibatadooda oo inta badan ay fuliyaan kuwa sheeganaya inay iyaga dantooda matalaan.

Cumar Yare,
Godeynews.com
JigJiga.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com