GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ku sheegay waraysi u siiyay (AFP) inay Ethiopia kala xajoodan dhulka soomaaliyeed ee ay gumaysato (Gobalka Ogadeen)

Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ah madaxa Isutagga Maxaakimta islaamka oo hadda gacanta kuhaya meelo fara badan oo koonfurta Soomaliya kamid ah, ayaa waxuu weraysi siiyay warsidaha AFP isagoo si adag u weeraray siyasadda dawladda Ethiopia ee ku wajahan umadda soomaliyeed ee 15ka sano burbursaneed.

Dhinaca kale isagoo hadalkiisii sii wata waxuu sheegay in Ethiopia ay gumaysato dhul soomaliyeed oo uu kusheegay gobalka Ogaden, isla markaasna waxuu sii raaciyay "waxaan diyaar u nahay inaan dawladda Ethiopia wada hadal kala galno dhulkaas soomaaliyeed ee ay gumaysato"

Sidoo kale Sheekh Xasan Dahir Aweys waxuu mar kale hadalkiisii ku daray " Waxan diyaar u nahay wada hadal dhulka somaaliada Ogadeeniya" Waxuu kaloo Sheekhu raaciyay " Ethiopia waxa dhulka siiyay gumaystayashii hore (Europeanka) ahaa waxayna si xun ula dhaqantaa dadka soomaliyeed ee ay xukunto. Taas ayaanu uraadinaynaa inaan uhelno xal cadaalad ah oo soo afjara khilaafka labada wadan" Soomaaliya & Ethiopia.

Hadaladan kasoo yeeraya Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa waxaa laga yabaa inay sii xoojiso dareenka iyo cabsida ay dawladda Ethiopia ka muujisay in laga yaabo in awooda Maxaakiimtu Islaamku ay kusoo faafto gobalka ismaamulka Soomalida oo maamul quman oo tayo leh uusan kajirin.


Dadka sida khaladaka ah magaca qadiyadan u isticmaala ayaa midabo badan leh oo aan la garan wayeenin, maadaama ay dano gaar ah leeyihiin. Sheekh Xasan Daahir Aweys waxaa hadaladan ugu horeeyay dagaal oogayaashii Xamar inta uusan ka adkaanin ayaa markii ay is heyeen Cabdullaahi Yuusuf waxay ideecadaha kadhihi jireen "Ethiopia wa cadawga soomaalida oo dhul iyo dad soomaaliyeed bay gumaystaa" balse markay isku dhufteen iyaga maxaakiimtu oo ay arkeen in laga awood badan hayo ayaa waxay isla markiiba bilaabeen inay dhahaan waxa nala dagaalamaya dad ajnabi ah oo kayimid kilika shanaad iyo midka Oromada. Waxayna bilaabeen inay aflagaadeeyaan xubno Absame ah oo kujira dawladda kumeel gaarka ah ee soomaaliyeed iyagoo ku sheegaya inay yihiin ONLF ee dhulkoodii ha adaan.

Isku soo ururiyoo shacabka ku dhaqan Ismaamulka Somaalida Ogaadeeniya ayaan iyagu qofna u wakiilanin inay magacoodu kuhadlaan, balse hadalkan waxuu sii kordhinayaa dareenkii ahaa in wali gacanta luga hayo siyaasadda gobalka iyo tan jabhadaha kasoo horjeeda siyaasadda ay dawladda Ethiopia ku maamusho Gobalka Ogaden. Iyagoo wali siyaasadooda laga hago/ looga taliyo goballo kamid ah qarankii soomaliyeed ee burburay.


Godeynews Staff
Webmaster"Godeynews.com


Waraysigu dhinacyo badan ayuu taabanayaa ee isagoo afka ingriiska ah hoos ka akhriso. Somali Islamist condemns Ethiopia

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com