GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Ciidamada Ethiopia oo la sheegay inay soo galeen meelo kamid ah Goballada Gedo & Hiiraan

Dad kusugan magaaloyinka Belad xaawo iyo Doolow ayaa waxay warbahinta aduunka u sheegeen inay maanta magaaloyinkas soo galeen ciidamo Ethiopian ah oo aad u hubaysan iyagoo wata gawaarida gashaaman.

Ciidamadan maanta soo garay Belad xaawo oo watay 8 gawarida gaashaman ah ayaa waxaa dadka deeganku qiyaastii tiradooda ku sheegeen inay yihiin illaa iyo 100 askari. Dhinaca kale waxay sheegayan dadka deegaanka in taliyihii watay ciidamada uu dadka kuyiri joogistaanada haka khal-khalina anagu idinka idiinma socono waxna idin dhimi mayno.

Sidoo kale waxay kasii dayeen baauur ay dad ganacsato lahaayeen oo maleeshiyo deeganka ah ay xoog kuhaysteen, isla markaasna waxay kala dhex-geleen maamulkii magaalada Belad-Xaawo oo in muddo ah ay labo qolo isku haysteen.

Soo gelista ciidamada Ethiopia ay soo galayaan gudaha wadanka Soomaaliya ayaan ahayn markii ugu horeysay 16kii sano ee wadanku dawlad la,aanta ahaa. Laakiin hadda imaanshaha ciidamada Ethiopia ayaa waxaa kutageersan DFK Soomaaliya oo ah mid aad uliidata oo an awood ulehayn inay iyadu wadanka wada hanato, si ay usoo celiso kala denbayntii iyo nidaamkii hadda kahor kajiri jiray wadanka Soomaaliya.

Dhinaca kale waxaan iyadana sir ahayn colaadda dhextalla maxakiimta islaamiga soomaliya iyo dawladda Ethiopia oo danaheeda kahor marinayso wax kastaba madaama ay siyaasiyan uga soo horjeedo Ciidamada maxakiimta Islaamiga oo hadda ugu awood roon koonfurta soomaaliya.

Godeynews.com
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com