GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey: deegaanka Qurac-jooma oo iska hor imaad kadhacay lagaga soo horjeedo maleeshooyin in muddo ah loogu uruurinayay dagaal ooge Maxamed Dheere

Ciidamo deegaanka Qurac-joomo loogu ururinayay dagal oogihii laga adkaaday Maxamed Dheere oo in badan ku dhex dhumanayay gudaha dhulka ismamulka soomaalida Ogadeeniya ayaa sida la sheegayo waxaa isla deegaankas kaga hor imaaday kacdoon ay ka danbeeyaan dad tageersan ama xiriir wada shaqeeneed ka dhexeeyo ururuka maxkadda islaamiga oo markii horeba Jawhar isaga kasoo eryaday.

Wararku waxay intaas kudarayaan in hadii ay sii socdaan iska horimadka u dhexeeya maleeshiyadaas iyo dadka deegaanka Qurac-Joome inay dib ugu soo guuri doonaan dhinaca magaalada xuduudka ah ee feerfeer oo ay hadda kusugan yihiin ciidamo aad u habaysan oo isugu jira ciidamada maleeshooyinka Gobalka Godey iyo kuwa milatariga Ethiopia oo isla maanta dib ugasoo baxay tuulada Jawiil oo katirsan degmada Baledweyne Soomaaliya.

Dagaal oogayashii laga adkaaday badankooda ayaa waxaa ku dhacay kala firir oo waxay noqdeen hal dhuntay iyo hal dhaan raacday, balse hadda waxaad moodaa in dawladda Ethiopia ay dib usoo abaabulayso si ay ugu isticmaasho kahor tagga ciidamada islaamiga ee hadda gacanta kuhaya magaalada madaxda muqdisho.

Isku soo uruuriyoo kahadalkii usama bin ladan uu kahadlay arimaha cusub ee Soomaliya iyo kacdoonkan wajiyada badan ee kajira soomaaliya ayaa waxuu sii muujinaysaa bahida degdega ah ee ay soomaalidu u qabaan inay iyagoo uun heshiiyaan inta goori goor tahay. Hadii kale waxaa laga yabaa in hawshu intaas kasii cuslaato oo jiritaankii soomaalinimada sii dhimato oo barito meeshan meel kasii fog laga raadiyo.

Nuur Burjabis,
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com