GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
WAR MURTIYEED AY SOO SAAREEN ODAY-DHAQAMEEDKA BEESHA REER-DIINI-MAXAMAD OO KU SAABSAN WAR AY BBC-DU KASII DAYSAY COLAADA AAGA CAWL-KU-DHAL EE GOBALKA DHAGAXBUUR

Duqayda beesha reer Diini-Maxamd yaa ka soo saaray war murtiyeed war ay BBC-du sii daysay 5tii Julay, 2006 oo ku saabsan coolaada aaga Cawl-ku-dhal ee gobalka Dhagaxbuur. Warka BBC-da yaa sheegay in dagaalku u dhaxeeyo jabhad iyo beel ka mid ah qabiilka Arabka.

Oday-dhaqameedyada iyo wax gardaka beesha reer Diini-Maxamed yaa ku tilmaamay warkan mid aan sal iyo raad toona lahayn islamarkaana ka fog xaqiiqada. Waxa ay cadeeyeen duqaydu in colaadani tahay mid u dhaxaysa laba beelood oo shacab iyo daris ah oo aad isu yaqaana walaaltinimona ka dhaxayso. Waxa ay intaa ku dareen, in warka noocani uu yahay wax laga yaxyaxo islamarkaana sii fogaynaya in colaalada lagu so af jaro si nabad galyo ah iyo sidii xal waara loogu heli lahaa. Dhinca kale, wax u war murtiyeedku sheegay in ay tahay wax aad looga naxo in dad masuuliyad sheeganaya ay saas u hadlaan.

Waxgardka beesha reer Diini-Maxamad waxa ay diyaar u yihiin in ay taageeraaan wada xaajood kasta oo lagu qaboojinayo dagaalka labadan beelood ee walaalaha ah. Waxa aan la shaqaynayana duqayada iyo waxgaradka beesha Arab, maamulka gobalka Dhagaxbuur iyo xukuumada deegaanka si loo dhameeyo dagaalkan sokeeye.

Duqaydu waxa ay ka codsadeen xukuumada deegaanka iyo dawlada dhaxeba in la sugu amaanka shacabka Itoobiyanka ah islamarkaana la ilaaliyo xuduuda dalka. Waxa kale oo ay uga digeen Maamulka Hargaysa in ay sii huriyaan colaadan u dhaxaysa shcabka walaalaha ah.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com