GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Telefanadii Guryaha Oo Ugu Danbayntii Si Wanaagsan Loogu wada Xidhay Dhamaan Magaalada Qalaafe

Telefanada Magaalada Qalaafe oo ku koobnaa in mudda ah Xaafad iyo waliba boostada oo kali ah aya la gaadhsiiyey dhamaan magaalada gees ilaa gees.

Qalaafe oo ah magaalo Qadiimi ah ayaa ah midda ugu liidato xagga isgaadhsiinta khadadka telefanada iyo waliba noocyada kala gadisan ee isgaadhsiinta ah ugu danbayntiina la hirgaliyey khadad telefano oo dad aad u badan ay soo gashadeen guryahoodii si toos ahna aad u heli kartaan ehelkii kaa joogay magaaladaas.

Arintan telefan la,aanta ee magaalada haysatay intii mudda ah ayaa waxaa sababay maamulada magaalada soo maray oo ay liidato aqoontooda waxbarasho iyo waliba waxtarkooda taasoo sababtay in magaaladan oo kamid ah magaalooyinka ugu qadiimisan gobolka ogaden ay noqoto magaalada ugu danbayso dhinaca isgaadhsiinta

Dhanka kale waxaa lawadaa abaabul ah in la hirgaliyo Khadadka Moobeelada iyo waliba internetka taasoo sahli karta xidhiidhka dadyooga reer qalaafe ee ku maqan dunida daafaheeda iyo eheladoodii oo ku dhaqan magaaladaas.

Sidoo kale waxaa si toos ah uga shaqeeyso magaalada Xawilaada Dahabshiil iyo waliba xawilaado kale oo ladhaqan galin doono waqtiyada soo socdo insha allah

Arintan ayaa dadbadan oo nala soo xidhiiday ay sheegeen inay tahay hormarkii ugu waynaa ee ay gaadho magaalada qalaafe intii kadanbaysay Dawladii dergida xiligaas oo ugu danbaysay wax hormar ah Magaalada Gabi,ahaanba

Godeynews.com

Xigasho: Shakuur (Qalaafe.com)

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com