GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Soomaliya: Ciidamada milatariga Ethiopian oo kusoo qulqulaya dhinaca Baydhabo

Wararka maanta lagu faafiyay qaar kamid ah warbahinta aduunka ayaa waxaa lagu sheegaya in ciidamo aad u hubaysan oo Ethiopian ah ay soo galeen gudaha wadanka Soomaliya, laguna arkay meelo kamid ah goballada Gedo iyo Bakool.

Ciidamadan kasoo galey dhinaca degmada Doolow ayaa waxay dad xog-ogaal ah oo isla deegankaas kusugan kusheegeen inay garayaan ugu yaraan 150 isugu jira gawaarida dagaalka iyo kuwa xamulka ahba oo ay korka kasaaran yihiin ciidamo fara badan oo ay soomaali ka buxaan, kuwaasoo ka gedisan kuwii todobad kahor soo geli jiray degaanka Beled-xaawo.

Sidoo kale magalada Ceelbarde oo gobalka Bakool ayaa iyadana laga soo sheegayaa dhaqdhaqaaqa ciidamada ethiopianka ah ee kusii qulqulaya gudaha wadanka soomaaliya. Dhinaca kale waxaa magaalda Baydhabo la isla sii dhexmarayaa inay ciidamdu u gudbi doonaan dhinaca degmada Buurhakawa oo DFKS ay kutala jirto inay saldhig adag oo difac uga sameeyso ciidamada ay in muddo ahba ka uruurinaysay Goballada Bay, Bakool iyo Jubadda Dhexe

Hadii ay dhab noqoto inay ciidamadan usii gudbaan degmada Burhakawa waxaa laga yabaa inay dhakhsaba usoo dedejiso isku dhaca ciidamada Maxakiimta islaamiga oo hadda gacanta kuhaya degmada Walaweyn oo aan aad uga fogayn degmada Buurhakawo oo laga taageersan yahay DFKS ee saldhigeedu yahay magaalada Baydhabo.

Dawladda Ethiopia ayaa mar kastaba afhayeenadeedu beeneeyaan wararkan sheegaya inay ciidamadeedu soo galeen gudaha wadanka Soomaliya. Balse waxaan qarsoodi ahayn oo ay markastaba ku celceliyaan inay soomaaliya kusugan yihiin ururo argagixiso ah oo wax u dhimi kara deganaanshaha xuduudka u dhexeeya Soomaaliya iyo Ethiopia.

Maxamed (Madka)
Godeynews.com
Baydhabo

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com