GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Addisababa: Dawladda Maraykanka oo safaarad labaad ka furanaysa magaalada Addisababa

Dawladda maraykanka ayaa waxay xili dhaw magaalada Addisababa kafuranaysaa safaarad labaad oo ka hawl gasha wadanka Ethiopia. Safiirka safaaradan cusub oo warbixintiisa la shaciyay 09/07/06 ayaa waxaa hawshiisa lagu sheegay inuu danaha dawladda Mareykanka uga matali doona ururka (AU) oo saldhigiisu yahay magaalada Addisababa.

Furitaanka safaarad labaad oo uu yeesho wadanka Mareykanka taasoo laga furo wadan Afrikaan ah ayaa noqonaysa tii ugu horeysay oo nooceeda ah oo ay sameeyaan wadamada reer galbeedka, isla markaasna Mareykanku waxuu noqonaya wadankii ugu horeeyay ee laba safaradood ku lahaada wadan Afrikan ah. (sidaasna waxaa yiri jaraaidka todobaad laha ah ee Fortune.)

Hase yeeshee waxaan wali cadeyn oo aan si rasmi ah loo shaacinin magaca safiirka cusub iyo waliba meesha saldhigga u noqonaysa safaraadda cusub.

Inta badan wadamada qeybta ka ah ururka midnimada Afrika (AU) aya caadi kuleh ama looga bahan yahay inay kulahaadan magaalada Addisababa labo safaaradood oo u kala matala midda AU iyo midda danahooda wadanka Ethiopia. Hase yeeshee arinkan ma aha mid kucusub aduunka intiisa kale, khaastan wadan kastaba waxuu Mareykanka kuleeyahay labo safaaradood oo kala matala UN iyo midda wadanka.

Isku soo uruuriyoo Addisababa ayaa waxay qayb ka noqonaysaa 5 caasimadood oo kuyaalla aduunka kuwaasoo leh labo-labo safardood waxaana kamid ah magaalooyinka Brussels, Geneva iyo Newyork.

Godeynews Staff
[email protected]

Halkan riix qoraalka oo kuqoran luuqadda Englishka ah: US to open new embassy in Ethiopia

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com