GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Addisababa: Hanti dhawraha guud Ethiopia oo sheegay in 4.8 Billions Birr si musuqmaasuq ugu maqantahay Kililada Somaalida iyo Canfarta iyo Zenawi oo kuyiri faraha kala bax "Xitaa haday rabaan ha gubaan"iyagaa xor u ah.

Qoraal ka kooban 30 page oo uu baarlamaanka soo hordhigay hanti dhawraha guud ee Ethiopia Atto Lemma Argaw ayaa waxuu kusheegayay inay jirto lacago dhan 4.8 Billion Birr oo aan cidna soo gudbinin qaabka loo isticmaalay iyo cida isticmaashay toona, ayna ku maqan tahay Kililada Soomaalida, Canfarta iyo SNNP oo maamuladoodu liitaan wax qabadkooda deeganeed uu aad u hooseeyo.


Waa sidu hadalka udhigaya lacagtas waxay ku maqan tahay si musuqmaasuq ah waxaana loo isticmalay si aan sharciga waafaqsaneen, dhamaanteedna waxay kumaqan tahay kililka Soomaalida, Canfarta iyo SNNP oo maamuladoodu liitaan wax qabadkoodu deeganeed uu aad u hooseeyo.

Hase yeeshee waxaa dadkii barlamaanka layaab kunoqotay markii Zenaawi qabsaday hadalkii oo u hanti dhawraha kuyiri Killildau xaq ayay uleeyihiin miisiinayadooda inay waxay rabaan kusameeyaan " Xitaa hadii ay rabaan inay lacagtooda dab galiyan oo ay gubaan" waa hadii u sharci hoosaadkooda deegaaneed u ogal yahay inay sidaas sameeyaan.

Hadalkan raisul wasaare Zenaawi ayaa waxaa la iska tusayay TV waxayna dad badan u fasirteen inuu rabo sidii ay faraha ugala bixi lahaayeen arimaha hoose ee deegaanada soomaalida iyo Canfarta, isagoo walina kudaray maamuladan waxay leeyihiin dad heer deegaameed ah oo u qaabilsan hanti dhawrkooda. Dhinaca kale waxaa loo fasirtay inuu rabay inuu kor u qaado PR dawladiisa isagoo rabay inuu aduunka u tuso inay dawladiisu tahay mid si federaal dhab ah u shaqeeysa, isla markaasna ismaamul dawladeedyaduna ay iyagu gacanta iskugu hayaan qaabka ay u maamuli lahayeen miisaaniyadooda iyo maamulkoodaba.


Sida muuqata hadalkan Zenaawi dantu doonaaba haka lahaadee ayaa waxuu sii daba socdaa hadalkiisii bishii hore u usheegay masuliyinta maamulka Kililka Soomalida inay hawshooda si xor ah u qabsadaan iyagoon kacabsoonin ciidamada iyo wasiirka kililada. Isagoo ciidamada iyo wasaaradda kililadana ku amray inay faraha kala baxaan arimaha hoose ee maamulka Kilika ayna qabsadaan shaqooyinkooda kale ee loogu tala-galay.

Isku soo uruuriyoo hadaladan iyo kuwa kale oo lamid ah ayaan waxba u qabanaynin shacabka Soomaalida Ogaadeeniya inta ay dawlada dhexe raaliga ka tahay boobka xoolaha, masuqmaasuqa iyo maamul xumida kajirta deegaanka Soomaalida Ogadeeniya oo marba marka kasii danbeysa kasii daraysa.

Cumar Yare,
Godeynews.com
JigJiga.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com