GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga: Ku dhawaad 120 Qabalayaasha Miyiga ee Ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa loo fududayn doonaa helitaanka Telefonada Caganta lagu qaato

Ilaa iyo 119 Qabalayaasha Miyiga iyo 8 Waradhe oo Ismaamulka Somalida Itoobiya ah ayaa ka faaiidaysandoona Telefon galintan casriga (digitaalka) ah, sidaasna waxaa sheegay Kambaniga Isgaarsiinta Aaga Bari ee Itoobiya (East Region of Ethiopian Telecommunications Corporation).

Maamulaha Xafiiska Dhinaca Sare ee JigJiga (Jijjiga Higher Area Office) oo uu weheliyo nin kasocda Kambaniga Isgaarsiinta Aaga Bari ee Itoobiya Mr. Tesfahun Wubishet ayaa u sheegay WIC in Kanbanigan uu mar hore galiyay Telefonada aan xadhiga lahayn ee dadku Gacanta ku qaataan Qabalayaasha kala ah; Babille, Gursum, Awbere zones iyo waradhaha Chnaksen Lixdii bilood ee lasoo dhaafay, iyadoo xooga lasaarayo siddii loo horumarin lahaa Isgaadhsiinta qaybaha dalka ee Miyiga ah.

Sidoo kale waxaa ka faa�iidaysanaya Telefon galintan Qabalayaasha Bare, Jarati, Shaygosh, Legehadi, Goro Bekeksa, Bariga Imay iyo waradhaha Bokh oo kunool dhul qari ama miyi aad u adag oo kabadan 1,000 Kilometer, waxaana lagalindoonaa qalabka nooca looyaqaano VSAT microwaves, ayuu intaa kudaray.

Mr.Tesfahun waxuu sheegay in Telefon galintan ay awood u siindoonto dadka kunool Qabalayaashan iyo nawaaxigooduba inay helaan adeega Telephoonada si noloshooda wax looga badalo, waxaa kaloo uu intaa kudaray inay helidoonaan wararka ugu danbeeya ee kusaabsan arimo kala duwan oo ay kujiraan qiimaha Xoolaha iyo Saraca ee Suuqyada u dhow.

Sida laga soo xigtay Maamulaha, Kambanigani waxuu samayn doonaa 8 Waradhe Telefon galin dheeraad ah dhamaadka sanadkan aynu kujirno ee Itoobiya. Ilaa iyo 48 Tuulooyinka Miyiga ah ayaa iyaguna heli doona Telefoono toos ah sanadka soo socda ayuu intaa kudaray Maamuluhu.

Maamuluhu waxuu ku taliyay raja wayna uu ka qabaa in dawlada Kililka iyo Waradhayaashuba ay bixindoonaan Gaadiidka iyo qaaditaanka Qalabka hawsha lagu fulinayo, si ay shaqada u dadajiyaan.

Waxaa turjumay GodeyNews Staff

Source:WIC

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com