GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JigJiga: Hay!adda Islamic Relief oo gargar kaalmo oo gaaraya (8,876,948 birr), ka fulinaysa degmooyinka HARGEELE IYO CEELKARI ee Gobalka Afdheer!!

Hay!adda (Islamic Relief) oo ah mid u hawl gasha si caalami ah ayaa waxay heshiis lagashay xafiiska ka hortagga Abaaraha iyo Aafooyinka isla mar ahaantasna hirgelinaysa isla sanadkan mashaariic ay kubaxayso (8,876,948 birr).

Taasoo lagu quudinhayo dad wali la tabaalaysan abaarihii iyo qeyb kale oo kor loogu qaadayo tayada caafimaadka degmooyinka Hargeele iyo Ceelkari oo kawada tirsan gobalka Afdheer.

Heshiiska labada dhinac ayaa waxuu odhanaya in Hay!adda (Islamic Relief) ay bixiso wax alaale iyo waxii dhaqaalle ah ee mashrucan lagu hirgelin lahaa isla markaasna ay iyadu hirgeliso, meesha xafiisyada ka hor tagga abarahha iyo Afooyinka, Biyaha iyo cafimaadka laga rabo inay tageeran hirgelinta mashruucan.

Labadan degmo ayaa waxaa lasheegay inay kujiran meelaha ugu daran gobalka Afdheer ee ay dhibatada nafaqo iyo caafimad xumo dadka kudhaqan ay haysato. Dhinaca kale waxa hayaduha ka dayrinayan inay cunto xumo soo food saarto dadka deeganka khaastan caruurta iyo hooyooyinka oo markii horeba nafaqo xumo iyo daryeel la,an u liitay.

Guud ahaan deegamada Ismamulka Soomalida Ogadeeniya ayaa tayadooda caafimad iyo cuntaba ay aad u liidataa oo markastaba u baahan in isha lagu hayo.

Hay!adda (Islamic Relief) ayaa waxaa la aasasay sanadkii 1984 malinba malinta ka danbaysana wax qabadkeedu waxuu kusii fidayaa wadamo kala fog. Isla markaasna waxay hadda ka hawl gasha 33 wadan oo kukala yaalla 4 qaaradood oo kamid ah shanta qaradood ee aduunka.

Godeynews Staff
[email protected]

Xigasho: allafrica.com

Hadii ad rabto warkii oo English ah: Ethiopia: Islamic Relief, Somali Region Sign Over Eight Mln Birr Project Agreement

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com