GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Jijiga: Dawladda oo dib udejin cusub 1300 qoys uga samaynaysa deegaanka Miraab Godey (Boodhcano)

Waxaa lagu dhex jiraa sidii 1300 qoys oo hor leh oo xoolo dhaqato ah dib u dejin loogu sameyn lahaa deeganka Miraab-Godey (Degmada Boodhcaano) oo deegaan ahaan kutaalla hareerta wabiga wabi shabeele oo ah dhul beereed ballaaran oo katirsan Gobalka Godey. hadalkas aya waxa yiri laanta u qaabilsan horumarinta dhulbeerashada Killilka Soomalida-Ogadeeniya.

Madaxa qeybtaas mudane Abdurahman Ahmed ayaa WIC shalay usheegay in 1390hecter dhul garaya la diyaariyay oo kamid ah 3200hecter ee laga diyaarinayay hareerta wabiga-shabeele dhinaca Miraab-Godey (Boodhcaano), taasoo isla sanadkan dib udejin loo sameyn doono 1300 qoys oo xoolo dhaqato ah.

Hawshan dib udejinta qoysaska iyo diyaarinta dhulkaba waxaa fulinteeda ka qeyb qaatay ciidamada millatriga dawladda dhexe oo qeyb ka qatay dhul baneynta, sameynta kanaalada waaweyn ee biyaha qaada oo larabo inay biyaha geeyan dhulka durugsan si ay xoolo dhaqatadu iyo beeralayduba si siman uga faa!ideystaan. Dhinaca kale waxaa hawshan fulinteeda ka qayb qaadanaya laamo kala duwan oo dawladda ah iyo waliba dad iyagu hawshan takhasus dheeraad ah u leh.

Mudane Abdurahman Ahmed madaxa guud ee mashruuca ayaa ku nuuxnuuxsaday in sanad kadib 2000 qoys oo kale oo xoolo dhaqato ah hadana dib loo dejin doono isla deeganka Miraab Godey (Boodhcaano) Iyadoo daba socota 1000 qoys oo 3 sano kahor sidan oo kale dib u dejin loogu sameeyay oo isku filnansho xagga cuntada ah gaaray.


Godeynews Staff ( Xigasho: WIC)

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com