GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Ethiopia: Ambassador Knoop safiirka wadanka Germany oo taageeray sii xoojinta nidaamka federaalka iyo Dr Maxamed Sarhaye Xidig oo isagana u hadlay Barlamaanka federaalka Ethiopia!!

Safiirka dawladda Germalka ufadhiya Ethiopia Ambassador Dr. Claas Dieter Knoop oo ka qayb galay shir lagaga hadlayay ka hortagga iskudhac dagaaleed oo kuyimaada nidaamka federaalka ee Ethiopia kudhaqanto.

Waxay dawladeydu diyaar u tahay inay aqoonteeda (Federaaleed) la wadaagto Ethiopia, isla markaana ka caawiso sii socodsiinta nidaamka federaalka ah. Nidaamka Federaalka ee dawladdaha Germany iyo Swizerland ayaa markii hore hirgelintoodu dhibatooyin fara badan lasoo kulmeen illaa iyo hadana wali jira. Ethiopia waa wadan luuqado badan lagaga hadlo, waana wadan ay kunool yihiin qowmiyado kala gedisan sidaas darteed waxaa lagama marman ah in lasii xoojiyo sii hagaajinta nidaamka federaalka ah. Ethiopia oo kuguulaysata nidamkeeda federaalka ahna waxay kudayasho wanaagsan u noqon kartaa wadamada kale ee Africaan ah.

"Aduunka majiro nidaam dhinac kastaba ka dhamaystiran. Laakiin taas waxaa sii xoojin kara xubnaha Guriga wadaagga fadhiya ee qowmiyahadaha kala gedisan ee wadanka matala iyo kolba is fahanka dhexdooda yaalla. Sidaasna waxaa yiri Ambassador Knoop.

Sidoo kale waxaa meesha ka hadlay ku xigeenka afhayeenka barlamaanka federaalka Ethiopia Dr Mohammed Sirhaye Xidig oo yiri nidaamka federaalka ee wadanka laga hirgaliyay 10 sano kahor ayaa ah midka saxda ah ee sababi kara inay qowmiyadaha kala duwan si democracy iyo nabad galyo ahba kuwada noolaadaan.

Waxuuna Dr Sarhaye Xidig kusoo gabagabeeyay hadalkiisii inay taageero kafilayan wadamada aduunka ee kudhaqma nidaamka federaalka.

Godeynews.com (WIC)

Warkii oo english ah: Germany ready to cooperate in building federalism in Ethiopia:Ambassador Knoop

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com