GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Baaq ku Wajahan Maamul la Sheegay in loo Sameyey Degmada Badhaadhe

Ku: Dowlada KMG Soomaaliya
Ku: Beelaha Absame ee Jubada Hoose iyo Beeleha Kale-ba
Ku: Dhamaan Saxaafada Heer Caalami Iyo Mid Gobol
Og: Wakiilka QM u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nairobi

Ujeedo: Baaq ku Wajahan Maamul la Sheegay in loo Sameeyey Degmada Badhaadhe

Anagoo ah Ugaasyada, Nabadoonada, Odayada, Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada Jaaliyada Beesha Tolomoge ee Waqooyi Amerika waxanu baaqa ujeedada sare ku xusan u gudbineynaa dhamaan madaxda iyo beelaha sida tooska ah iyo sida dadbanba ugu socodo si ay u fahmaan uguna dhaqmaan baaqan.

Habada, markii aanu aragnay in Mudane Cabdirashiid Xidig, oo ah mudane ka tirisan baarlamaanka DKG ee Soomaaliyeed isla markaana ah wasiir kuxigeenka Amniga Qaranka, kala tashan waayey maamul u sameynta degmada Badhaadhe iyo deegaanka hoos yimaado waxgaradka, odayada, siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada beesha Tolomoge.

Markaan aragnay in maamul ku sheega Mudane Cabdirashid Xidig uu dhoob
dhoobay uusan ku fadhin xaq isla markaana ka tarjumi karin degmada Badhaadhe iyo deegaanka hoos yimaado.

Arimahaa iyadoo tixgalineysa Jaaliyada Beesha Tolomoge ee Waqooyi Amerika waxey soo saartay baaqan:

In Beesha Tolomoge ee Jubada Hoose aynaan tixgelin siinayn, siina doonin
maamul ku sheega Mudane Cabdirashiid Xidig uu ku dhoob dhoobay qol dhexdii.

In Beeshani ogoleyn, ogolaana doonin maamul kasta oo laga sameeyo degmada Badhaadhe iyo deegaanada hoos yimaad kaas oo anaan lagala tasahan odayada, siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada beeshan.

In talaabooyinka siyaasadeed ee uu wado Mudane Cabdirashiid Xidig ay wax u dhimi karaan daganaashaha iyo nabada degmada Badhaadhe iyo deegaanada hoos yimaado.

In wixii dhib ah oo ka yimaado talaabooyinka siyaasadeed ee uu ka wado
Mudane Cabdirashiid Xidig uu isaga masuuliyadeeda qaadayo.

Ugu danbeynti Jaaliyada Beesha Tolomoge ee Waqooyi Amerika waxey soo
dhaweyneysaa nidaam kasta oo cadaalad ku dhisan la isagana raali yahay oo ka dhasha degmada Badhaadhe iyo deegaanada hoos yimaado.

Baaqan waxaa saxiixay:

Ugaas Ibrahim Mashkooke Siigaale
Ugaas Diiriye Leyli
Suldan Aadan Sheekh Xasan
Nabad-doon Xasan Nur Aadan (Aflow)
Dr. Maxamed Sheekh Xasan
Dr. Axmed Sade Sh. Maxamed
Eng. Badel Cabdi Diriye
Eng. Cabdi Xuseen Sh. Maxamed
Eng. Cali Xaamud Yusuf
Col. Dahir Caydurus
Maxamed Qani Dubad
Garad Maax Maxamed
Yusuf Sahal Dhamooy
Cabdullahi Shukri Aadan (Daqare)
Faysal Maxamed Xaji
Maxamed Cabdullahi Yoogal
Muqtar Sheekh Muxumed
Cabdi Cali Kaahin Suldan
Axmed Cusman Xaamud
Xujale Khalif
Cabdullahi Dhubad Shiil
Cali Sahal Ibrahim
Maxamed Fahiye Shaqlane
Maxamed Digale Qoodh
Shukri Sheekh Yusuf
Xasan Maxamed Axmed



Nabadoon Mumin
E-mail: [email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com