GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
ADDISABABA: UGAAS CABDI UGAAS AXMED XAASHI OO SAAKA SI HEER-SARE AH LOOGU SOO DHAWEEYEY GAGIDA DAYUURADAHA EE ADDISS-ABABA

Ugaas cabdi axmed xaashi ayaa saaka si-heer-sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee addiss-ababa.
ugaaska ayaa waxaa goobtaas ku soo dhaweeyey dad-weyne aad u fara badan oo ka kooban dhamaan qaybaha bulshada.

Ugaaska oo noo sheegay inuu xalay fiidkii kasoo duulay xarunta dalka Britian ee london ayaa waxaa uu hambalyo usoo jeediyay dhamaan dad-weynihii halkan kusoo dhaweeyey iyo kuwii iyagu soo sogootiyay markii uu kasoo ambabaxayay london.

Mar aan ugaaska wax ka weydiinay sababta uu uga hadhay qaybihii kale ee guurtida oo iyagu mar hore kusoo laabtay wadanka ayaa waxaa uu sheegay inuu arimo caafimaad uga hadhay odayada kale. hadana uu aad u ladan yahay oo uu isbadal weyn iska dareemay dhinaca caafimaadkiisa.

Waxaa uuna sheegay inay hada galayaan sidii loo qaban lahaa shir-weyne ka dhaca wadanka gudihiisa oo lagu qaban doono xarunta Godey ee ismaamulka somalida itoobiya, isla mar ahaantaasna wakhti gaaban lagu arki doono isbadal muuqda oo ka dhaca deegaanka.



Godeynews.com

Source:Wadani, [email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com