Kismaayo: Way dhamaatay siyaasadii Absamaha ee Quraca hoostiisa lala fadhin jiray, waxaan qabaa in meesha wax lagu kala sheeganayo la keeno" C/rashiid Xidig...
"Tolomoge iyo Maqaabul, maamul ay iskaga raali yihiin ayey ka dhisteen Badhaadhe, mana garanayno waxa ay ka cabanayaan, waanse aqaanaa magacyada akhyaartaas" Cabdi Shuriye Aadan duqa magaalada Badhaadhe
"Way Dhamaatay siyaasadii Absamaha ee Quraca hoostiisa lala fadhin jiray, waxaan qabaa in meesha wax lagu kala sheeganayo la keeno" C/rashiid Xidig...
Waxaa somaliwide.net u suurta gashay inay waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelato labo mas'uul oo ka soo jeeda gobolka Jubada Joose, kalana ah;
C/rashiid Xidig, oo ah wasiir ku xigeenka Aminiga Qaranka ee DFKMG ah, oo hada Kismaayo ku sugan iyo Duqa magaalada Badhaadhe, Cabdi Shuuriye Aadan, oo isna isla Kismaayo hada ku sugan, kana soo jeeda beesha Tolomoge.
Waxyaabaha aan wax ka weydiinay labadan masuul ayaa waxaa ka mid ahaa eedaymo ka soo yeeray dad ka soo jeeda beesha Tolomoge, oo ka biyo-diidsanaa maamulkii dhawaan laga sameyey Degmada Badhaadhe.
Hadaba ha moogaanina waraysigan oo aan idiin soo gudbin doono maalmaha soo socda isaga oo tifatiran, hadii Rabbi idmo.