* Waxay kaloo sheegeen inay xilli dhow kutala jireen inay dib udhis kusameynayaan jidadka magaalada oo aad u burbursan iyo iyagoo shaqeelayay dad badan oo shaqaalle la,aan ahaa, isla markaasna shaqooyin kala gedisan u hayay sida Turjumaano, Drivers, Wardiyayaal iyo kuwa kelaba.
Isku soo dudoobaa arinkan guurtaanka ah ayaa ah mid aad looga naxo, balse wararkan iyo wararka kale ee warbaahinta aduunka laga sii daynayo ayaa sii xoojinaya dareenka ah in dawladda Ethiopia ay kali kutahay siyaasadeeda guracan ee kasoo horjeeda dib usoo celintii qarankii soomaaliyeed ee sanadaha badan burbursanaa.