GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Jijjiga: Magacyada afarta xubnood ee lagu badalay Cali Kunay, Mahdi Ayuub iyo kuwa kale ee xubnaha guddiga fulinta lag saaray

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya Jijjiga ayaa noo xaqiijinaya in xubno cusub loo magacaabay isbedalkii maanta lagu sameeyay shirkii guddiga Fulinta oo xubno muhiim ah lagaga saaray guddiga fulinta ee Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya.

Masuuliyiintan xilka laga qaaday waxaa amid ahaa;

1- Afhayeenkii baarlaanka mudane Cali Kunay (reer Liibaan
2-Hogaankii Nabadgalyada mudane Mahdi Ayuub(reer Fiiq)
3-Madaxii wasaarada warfaafinta mudane Maxamed Maxamuud(reer Libaan)
4-Jamaal oo aanan helin magaciisa oo dhamays tiran balse xubin ka ahaa guddiga fulinta.(reer Wardheer)

Hadaba xubnahaas ayaa lagu badalay kuwo kasoo jeeda isla deegaankooda oo magacyadooda lagu sheegay sidan;

1- Khaliif Ibraahim oo lagu badalay Cali Kunay
2- Mustafe Buulle oo lagu badalay Maxamed Maxamuud
3-Hurre Cabdi Cabdullaahi oo lagu badalay Mahdi Ayuub
4- Jamaal oo lagu badalay Engineer Cabdisalaan

isku soo wada duuboo isbedalkan ayaan macno badan u lehayn ummadda kudhaqan deegaanka oo isku mid u arka kii labadalay, kan lagusoo badalay iyo waliba kan leh waxbaan badalayaa.

Godeynews Staff
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com