GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Jijjiga: Suldaan Cabdi Cali Shagax oo ah Gudoomiyaha Xisbiga SPDP oo kahadlay xubnihii shalay laga eryaya xisbiga!!!

Gudoomiyaha xisbiga ismaamulka Soomaalida Suldaan Cabdi Cali Shagax oo wareysi uu siiyay ideecadda Ethiopia qaybteeda afka soomaaliga kaga hadlay su,aalo lagaga weydiiyay xubnhii 4 ahaa ee laga saray guddiga fulinta xisbiga.

Waxuu yiri "Markii xubnahaas wax qabadkoodii heer hoose iyo heer deegaameedba la qiimeeyay waxay noqdeen kuwa gudan waayay wajibadkooda kana soo bixi waayay masuliyaddii ay dhabarka u dhigteen"

Tusaalle ahaan Cali Kunay waxuu in badan ahaa afhayeenka barlamaanka balse waxaa muuqata inuu sameeyay maamul xumi gaarsiisan illaa iyo heer Zone iyo waliba isagoo ku fashilmay inuu ka shaqeysiiyo maamulada heer degmo iyo gobal ee Zonka Libaan oo ay isaga iyo maxamed maxamuud oo ahaa madax warfafinta kililka kasoo jeedaan.

Sidoo kale maruu ka hadlayay hogankii hore ee nabad-galyada deegaanka Mahdi Ayuub ayaa waxu sheegay inu gudan waayay waajibaadkiisii oo uu kasoo bixi waayay masuliyadiisii isagoo ku fashilamay wax kaqabashada nabad galyada deegaanka.

Hase yeeshee waxaan mudane Shagax wax laga weydiinin "Kuwa haray dhamaantood ma kuwa hawshoodii siday ahayd ugasoo baxaybaa? mise waa kuwa kasii liita xubnahan shaqadoodii laga qaaday.

Sababta shaqada looga qadayna aysan ahayn mid iyagu ku xiran amase laxiriirta fulinwaa hawshooda ah, balse ay arintu intaas ka culus tahay.

Dhinaca kale ideecadan waxay kaloo sheegtay in xubin sare oo kililka ah uu yiri " Hawl galadii ay fuliyeen ciidamada nabad-galyada deegaanka waxay kudileen 13 xubin oo ONLFta nabad diidka ah" Waxaa kujiray niman masuuliyiin ah oo ay kamid ahaayeen Dhabuuke iyo Wiilwaal oo ka hawl geli jiray deegaamo kamid ah goballada Afdheer,Dhagaxbuur, Fiiq, Godey, Qabridaharre iyo Wardheer.

Cumar Yare,
Godeynews.com
Jijjiga.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com