GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Ethiopia: oo sheegatay inay dishay 13 xubnood oo ONLF ah iyagoo kasoo gudbiya xududka soomaaliya, meesha ay sheegtay inay kuwa kelana ay nolol ku qabteen!!!

Dalwdda Ethiopia ayaa maanta oo Jimce ah warbaahinta aduunka u sheegtay inay dishay 13 xubnood oo kamid ah xoogaga ONLFah kuwa kelana ay nolol ku qabteen iyagoo kasoo gudbayay dhinaca xadudka soomaaliya.

Dhinaca kale waxuu masuulkan ka gaabsaday inuu sheego in wax dhibaato ah dhinacooda kasoo gaartay isku dhicitaankii dhacay Arbacadii tagtay ee lasoo dhaafay.

Xubnaha la qabtay ee ONLF ta ah ayaa waxay ciidamada dawladda u sheegeen in laga soo hubeeyay laguna soo tababaraya Eriteria iyo Maxakamadaha Islaamiga. " Waxaa Ethiopia loogu soo diray inay ka abuuraan nabad galyo xumo" waxaa sidaas yiri Abdi Axmed Carab oo ah ku-xigeenka nabad-galyada iyo cadaaladda ismaamulka soomalida.

Dhinaca dawladda Eriteria ayaa beeneysay inay hubaynayso jabhado kasoo horjeeda Ethiopia, balse waxaa ereyadan marmarsiinyo kadhigan haya Zenaawi oo shacabkiisii gudaha kasoo horjeedaan gumaad xunna ku haya.

Dhinaca kale dawlada Kenya ayaa sheegtay inay qabatay 45 xubnood oo ururka OLFta ah mase taageero u ah,kuwaasoo kusugnaa gudaha wadanka Kenya. Gudoomiyaha gobalka waqooyiga Kenya Vincent Okioma aya sheegay inay dadkan qabteen hawlgalyo gudaha wadanka kasocday 5tii cisho ee lasoo dhaafay " Hawl galadana waxay socon doonaan labada bilood ee soosocota. Waxaana baaraynaa xubnaha OLF kadibna wadankoodii ayaan ku celinaynaa, si aan u helno kenya nabad ah."

Arimahan iyo kuwa kaleba waxay daba socdaan hadaladii uu sheegay Generaalkii dawladda Ethiopia ka baxsaday uuna ku sheegay in hadda waxii ka danbeeya ay lasfan hayaan jabhadda OLF " Ujeedadaanada ugu horeysa waa inaan isbedal maamuleed keenaa Ethiopia oo nabad galyo, sinaan iyo cadaalada u horseeda shacabka Ethiopia oo ay Oromada kujirto."


Godeynews Staff
[email protected]

Xigasho: Reuters

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com