GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Masuul sare oo ONLF ah oo beeneeyay in laga dilay 13 xubnood!

(GN) Xiriir uu Godeynews lasoo sameeyay mid kamid ah dibad joogta xubnaha sarsare ee ururka ONLFta ayuu ku sheegay inaysan jirin 13 xubnood oo maalmihii tagay dagaal looga dilay iyo kuwa lagu qabtay toona.

Masuulka oo naga codsaday inaanan magaciisa sheegin ayaa yiri" Tani waxay ku tusinaysaa jileeca iyo walbahaarka ay xoogaga ONLF ugaysteen gumaysiga dhiig yacabka ee Tigreegu hadda madaxda ka yahay"

Waxaa kaloo masuulku intaas kudaray ciidamada dawlada waxaan iskaga horimaanaa meelo fara badan oo inta badan anaga guusha nagu raacdo. Laakiin hadii ay dhacdadan run ka sheegayaan ha sheegaan meesha dagaalku kadhacay iyo xiliga ay ahayd. Labadan masuul ee (Dhabuuke iyo Wiilwaal) ee ay ciidamada gumaysigu sheegeen inay dileen "waa been oo waxba kama jiraan."

Waxuu intaas kadaray "Waxaan lasoconaa inay ciidamada gumaysigu ay marwalbaba wadanka gudihiisa kulaayaan dad shicib ah oo reer Ogadeeniya ah, balse maalmahan danbe waxay u gudbaan xadudka wadanka soomaaliya iyagoo maalin aan fogayn gobalka Galgaduud kulaayey dad shicib ah oo guryahoodii kusugan, isla marahaantaasna warbaahinta usheegay inay yihiin ciidamo ONLF ah oo kasoo gudbayay xadudka soomaaliya. Waana been oo waxba kama jiro.

Iskusoo duboo warsidaha godeynews ma xaqiijin karo jiritaanka hadaladan ONLFta kasoo yeeraya iyo waliba kuwa dawladda Ethiopia sheeganayso, balse waxaan marnaba la inkiri karin inay deganaansha la,aan horleh ka aloosantahay meelo kamid ah gobalka Ogaadeen taasoo sii sababi karata iskudhicitaan hore leh oo dhiig badan kudaato.

Axmed Nur,
Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com