GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Qaqable Dagaal Yuusuf Mire Seeraar oo sheegay inuusan Barre Hiiraale kaligiis maamul u sameyn karin Kismaayo, iska daa Jubbaland

Mid kamid ah qaqablayaasha dagaalka ee maamusha magaalada dekadda ah ee Kismaayo, isla markaasna ah gudoomiye ku xigeenka Dooxada Jubba Yuusuf Mire Seeraar ayaa saxaafadda Xamar usheegay inuusan Barre Hiiraale kaligiis maamul u sameyn karin magaalada Kismaayo iska daa inuu sameeyo maamul gobaleed lagu magacaabo Jubbaland oo aanan raali kawada ahayn.

Waxuu kaloo intaas kudiray maamul u semaynta goballada Jubooyinka waxaa kahoreeya "wadatashi iyo is cafis heer degmo iyo mid tuulaba ah oo dhexmara dadka deeganka kudhaqan, waana wax kama jiraan ninkii dhaha maamul ayaan u sameyni gobaladaas" Barre Hiraale waa uu ogyahay.

Hadaladan ayaa waxay sii muujinayan inuu jiro khilaaf weyn oo soo kala dhex galay dagaal oogayashan mudada dheer boobka iyo dhaca ku hayay dadka shicibka ah ee kudhaqan deegaamada ay xaaranta ku haystaan.

Dad xog-ogaal ah oo kusugan Kismaayo ayaa sheegay inay Barre Hiraale xaaladu ku cakiran tahay oo qolyaha magaalada lahaysta aysan u ogaleen inuu sameeyo maamul gobaleed. Iyadoo ay arintan daba socoto khilaaf kadhashay qoraal ay maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho usoo direen Dooxada Jubba oo lagu wargelinayo inay si degdeg ah magaalada Kismaayo looga dhawaaqo maxkamad Islaami ah.

Iskusoo duduuboo hadaladan kasoo yeeraya dagaal oogayaasha ayaan micno badan lahayn oo aan mudnayn inaan wax kaqorno, balse deegaanka Jubbada Hoose isbedal dhaw lagama filayo ilaa iyo inta dadka deegaanku kala qaybsan yihiin.

Daahir Jorre,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com