GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Nairobi: Ciidamo kasocda African Union oo Soomaaliya soo geli-doono todobaadyada soo-socda

Dawladda Kenya ayaa sheegtay in shirkii Nairobi la isla gartay in Soomaaliya loo diro ciidamo degdeg ah oo gargaar u fidiya dawladda tabarta daran ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo.

Keenista ciidamo shisheeya soomaaliya ayaa waxaan ogolayn maxaakiimta islaamiga oo awood badan leh, isla markaasna khalkhal badan geliyay dawladda kumeel gaarka soomaaliya iyo wadanka Ethiopia.

Waxaa kaloo maanta layaab noqotay markii ay maxaakiimta islaamiga ay albaabada u xireen shir ay lahaayeen ururka Al-Islaax oo lagu tilmaamo inuu yahay mid qunyar socod ah oo ay maxaakiimtu usheegeen inaysan haysanin fasax ay shir kuqabsadaan.

Dhinaca kale wasiir ku xigeenka wasaaradda Arimaha Dibadda Moses Wetangula oo ay garabkiisa taagan yihiin Generaalada ciidamada wadamada Kenya, Uganda, Ethiopia, Somalia, Eritrea, Djibouti iyo Sudan
ayaa waxuu warbaahinta usheegay in muddo yar gudaheed Soomaaliya lageyn doono ciidamo kasocda wadamada bariga Afrika. Laakiin marka hore waxaa loo baahan yahay in Maxaakiimta Islaamiga iyo DFK Soomaaliya isusoo dhawaadaan oo intaas kahor is fahan kadhasho si loo helo jawi wanaagsan oo suurta geliya inay ciidamadu yimaadaan.

Heshiiskan wadamadan isu tagay kuheshiiyeen ayaa ah mid kuxiran taageerada UN.

Dawladda Soomaaliya ayaa illaa iyo markii lasameeyay dhamaadkii 2004 aduunka ciidan weydiisanaysay balse aan ku guulaysanin. Dawladan ayaa noqonaysa tii 14aad ee laisku dayo in laga hirgeliyo wadanka soomaaliya illaa iyo intii xukunka laga qaaday 1991 m/weynihii hore ee soomaaliya General Maxamed Siyaad Barre.

Amran Sanka,
Godeynews.com (Reuters)
Nairobi.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com