GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
London: Shir kusaabsanaa Sanad-guuradii 22aad ee aas-aaska ONLF oo London kadhacay

Shir ay iskugu yimaadeen xubno sarsare oo ONLF ah iyo taageerayashooda ayaa shalay 19/08/06 kadhacay Hall kuyaalla xaafadda Southall ee kutaalla Galbeedka Magaalada London.


Shirkaas waxaa isugu yimid shacab-weyne taageera jabhadda iyo xubno sarsare oo ONLF kamid ah, iyadoo larejaynayay in dadka wax garadka ah ee kusugnaa shirka ay masuliyiintan su,aallo weydiin doonaan laxiriira la midawga ONLF ay ururada Axmaarada iyo Oromada la midowday.

Ayaa waxaa hadana si fiican meesha ugasoo baxay dareenkii horeyba loo qabay ee ahaa inaysan masuuliyiintan si fiican usharxin xaaladda dhabta ee heshiiska, isla markaasna ay adeg tahay inay shicibka si fiican ugu qeexaan ujeedada rasmiga ee ka danbeeysa ku darmashada ururka AFD iyo sababta ay waliba uga leexdeen jidkii "Aaya katelinta Ummada""Self-Determination" ee saldhigga u ahaa halganka Jabhadda ONLF.

Waxaa sidoo kale meesha ka muuqday inay dadku kala taageersan yihiin xubno kamid ah ururka, isla markaasna waxaa si fiican shicibka uga muuqday dareenka ah hadal hadaynta maalmahan waxa kajira xubna sarsare ee lasheegayo in laga eryay guddiga fulinta iyo golaha dhexe ee ururuka.

Dareenkaas kala gedisan dadku waxuu si fiican usoo baxay maruu xubnaha saresare mid kamid ah hadalkiisa kusoo daray " Waa in si degdeg ah loo qabto shirweynihii ururka oo xiligiisii la dhaafay." Isla markaasna waxuu dadka xusuusiyay xaqiiqda "Xukumadda Zenaawi waxay heshay xoog dhaqaalle iyo mid siyaasadeedba wayna kasoo kabatay go,doonkii siyaasadeed ee lagu soo rogay xiligii doorashoyinkii sanadkii hore.

Iskusoo duduuboo shirkii shalay ayaa ku dhamaaday jawi wanaagsan oo aan xisaabtan badan lahayn, inuusan khilaaf dhicin dartiis waxay dadku iska ilaalinayeen kahadalka xaaladda dhabta ah ee kajirta deegaanka, iyagoo inta badan muujinayay tageero iyo kalsooni wax kastoo la sheego oo sacab iyo sawaxan uga baxayay hadallo fara badan oo mudnaa in wax laga dhaho.

Xubnihii sarsare ee meeshaas joogay waxaa kamid ahaa; C/raxmaan Maaday, Axmed Yaasiin , Sheekh Ibraahim Cabdallah iyo Diirane C.Yaasiin.


Asli Nur,
Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com