GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Nayroobi: DFK Soomaaliya oo heshiis wada shaqeyneed la gashay Jabhadda (ELF) ee kasoo horjeeda dawladda Eriteria!!!

Dawladda Soomaaliyeed ayaa sii daysay qoraal sheegaya inay heshiis wada shaqeneed la gashay jabhad mucaarad ah (ELF) oo kasoo horjeeda dawladda Eriteria maadama dawladda Eriteria ay taageerto ururka maxaakiimta islaamiga.

Mudane Yuusuf Ismaaciil oo ah safiirka DFK Soomaaliya u fadhiya Belgium iyo EU iyo AttoYohannes Zeremariam oo ah hogaanka arimaha dibadda ee jabhadda xoreynta Eriteria (ELF) oo saldhigeedu yahay wadanka Suudaan ayaa kahadlay wada shaqeyntooda iyagoo kusugan magaalada Genava ee wadanka Swizerland. Inkastoo aysan si fiican u qeexan heerka wada shaqeyntooda hadana waxay si wadajir ah qoraalkooda ugu sheegeen inay iska kaashan doonaan sidii loosii xoojin lahaa xoogaga democraci u dirirka ee Geeska Afrika.

Arintan ayaa ah mid bog cusub oo horleh furaysa iyadoo dawladda soomaaliya aysan wali lugaheeda ku istaagin ayay hadana waxay sii hurinaysaa colaad horleh oo aysan awood u lehayn dabinteeda.

Balse dadka siyaasadda geeska Afrika u kuurgala ayaa arintan kutilmaamay miday dawladda Ethiopia ka danbayso iyadoo dawladda Eriteria kaga soo aarsanayso taageerideeda ururada maxaakiimta iyo jabhadaha Ethiopia kasoo horjeeda.

Waxuu kaloo qoraalka ku qornaa; "Eriteria waxay kudhex jirtaa arimo khatar ah, waxayna saldhig u noqotay xoogag raba inay Geeska Afrika ka abuuraan deganaansho la,aan."

Ururka ELF waxuu qeyb kayahay ururo badan oo kasoo horjeeda xakuumadda m/weyne Isaias Afwerki oo aan ogolayn nidaamka democrasiga, isla markaasna wax kumaamula kaligii talsinimo. Ururadan mucaaradka ayaa u dagaalamaya sidii ay Eriteria dib ugu dhaqmi lahayd nidaamka xisbiyada badan ee aysan ogolayn dawladda Isaias Afwerki.

Guuddiga hub illaalinta UN ee Soomaaliya ayaa qoraalkoodii Bishii May 2006 kusheegay in dawladda Eriteria jabisay cunaqabatayntii hubka ee saarnaa Soomaaliya iyadoo hub badan kudaldalayso ururada Al-Itaxaad, ONLF iyo OLF, iyadoo hadana taageerayso ururka maxaakiimta islaamiga ee kasoo horjeeda dawladda kumeel gaarka ee Soomaaliya.

Jiritaan Dawladda Soomaaliyeed oo quman ayaan dib usoo noqon ilaa iyo markii xooga lagu riday 1991 dawladii m/weyne Maxamed Siyaad Barre oo sababtay burbur aan caadi ahayn iyo waliba dawlad la,aanta maanta taagan.

Bishii June ee sanadkan ayay ururada Maxaakiimta Islaamiga gacanta kudhigeen magaalada Muqdiso iyagoo isla markaasna ciriiri geliyay jiritaanka dawladda awooda daran ee uu madaxda kayahay M/weyne C/laahi Yuusuf oo daba yaqadii 2004 ay dhisitaankeeda iska kaashadeen UN, AU iyo Ururka Jaamacadda Carabta.

Godeynews Staff
[email protected]

Xigasho: Mainichi-Dailynews

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com