GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
BAIDOA: Deegaanka "Awdiinle" oo lagu arkay ciidamo Ethiopian ah!!!

Dad kudhaqan deegaamada Gobalka Bay iyo Bakool ee Soomaaliya ayaa sheegay inay arkeen 11 gaari oo ay saaren yihiin ciidamo Ethiopian ah oo tiradooduna lagu qiyaasay illaa iyo 300 askari oo aad u hubaysan.

Dadka kudhaqan deegaanka Awdiinle oo magaalada Baydhabo u jirta 19 miles ayaa sheegay inay magaalada dhex mareen baabuur hubaysan oo ciidamada Ethiopianku saaran yihiin, isla markaasna lasheegayo inay kusocdaan xarunta kumeel gaarka ah ee dawladda Soomaaliya.

" Waxaan aragnay ciidamada Ethiopianka oo dhexmaraya Awdiinle" Abdi Aden ayaa yiri. Waxaan naqaanaa baabuurtooda iyo dharka ay xirtaan ciidamada Ethiopianku.

Illaa iyo July 2006 ciidamada Ethiopianka waxaa lasheegaa inay gudaha soomaaliya meelo kala duwan kasoo galeen. Inkastoo arintaas ay marwalba dawladda Ethiopia beenayso hadana shaki kuma jiro inaymarkay doonaan ciidamada Ethiopia ay soo galaan gudaha jamhuuriyadda Soomaalida wax rabaana ay kasameeyan.

Dawladda Ethiopia ayaa cabsi badan ka qabta maxaakiimta islaamiga, isla markaasna kasii cabsoonaysa inay soo nooleeyaan sheegashadii Gobalka Soomaalida Ogaden oo ay Ethiopia gumaysato.

Dhinaca kale dawladda C/laahi Yuusuf ayaa maalinba maalinta kasii danbaysa sii dhuminaysaa kalsoonida shacabka u qabaan, iyadoo maanta ugu danbaysay ay magaalada Baydhabo kagoosteen ciidamo dawlada u daacad u ahaa una goosteen dhinaca maxaakiimta islaamiga oo iyaguna dhinacooda ku eedeeya dawladda inay ka amar qaadato dawladda Ethiopia.

Sidoo kale maalmahaan danbe Maxaakiimtu waxay edeeyeen dawladda Kenya oo diyaarinaysa ciidamo inay soo galiso gudaha soomaaliya taasooy maxaakiimtu dagaal ka xigaan kenyana kutilmaameen cadawga ummada soomaaliyeed, isla markaasna aysan dawladda Kenya hadda waxii kadanbeeya dhexdhexaad ka noqon karin arimaha soomaalida.

Godeynews.com( Reuters)

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com