GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Cudurka Maskax-Garadka (Meningitis) oo dad badan ku laayay Godey

Mar aanu khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay magaalada Godey ayaa waxaa naloo xaqiijiyay in cudurka dilaaga ah ee looyaqaano Maskax-Garadka ama afka qalaad lagu yiraahdo Meningitis uu dad badan ku laayay magaalada Godey.


Xanuunkan ayaa lasheegayaa inuu dadka laynayay todobaadyadii lasoo dhaafay, iyadoo wax gurmad ah ama baraarujin caafimaad oo lagaga hortagayo cudurkan aysan jirin habayaraatee. Dadka ilaa iyo hada u dhintay cudurkan waxaa lagu qiyaasay dhowr iyo toban qof.

Maamulka gobolka ayaan isagu wax xil ah iska saarin Ka-Hortag iyo Dawayn midnaba. Wararku waxay sheegayaan in dadku iska dhimanayaan si aan caadi ahayn, iyadoo wax dawo iyo dhakhtar midna aysan helin.

Xaalada caafimaadka ee gobolka Ismaamulka Somalida Ethiopia ayaa caadiyan iska liidata iyadoo aysan jirin xisaabtan dhinaca maamulka hawl wadeenada caafimaadka dib loogu eegayo, iyadoo dakhliga caafimaadka loo qoondeeyo sanad walba uu aad u badan yahay, balse aan la� ogayn meesha uu jaan iyo cidhib dhigo!

Calaamadaha lagu yaqaano Cudurka Maskax-Garadka:





Maskax-Garadka waa xanuun ku dhaca Maskaxda iyo Xididada isku xidha (inflammation of the membranes that cover the brain and spinal cord), kasoo keena xanuun qofka ku abuura xanaaq, dulqaadasho la�aan, iyo caajis badan, kasoo mararka qaar u muuqan kara qaab waali camal ah. Cudurka waxaa uu qofka haddaan laga dawaynin ku dili karaa mudo saacado ah.


Fadlan GodeyNews kala soco waxii kasoo kordha Cudurka Maskax-Garaadka iyo magaalada Godey xaaladeeda caafimaad.

GodeyNews Staff

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com