GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Jijjiga: M/wene ku-xigeenka Kililka Soomaalida Mudane Abdi Jibiriil oo guddi degdeg ah u magacaabay soo baarista fatahaadda Webiga Shabeelle!!!

M/weyne ku xigeenka dawlad deegaanka soomaalida mudane Cabdi Jibriil, isla markaasna ah kusii simaha m/weynaha kililka Cabdullaahi Xasan oo wadanka dibadiisa kumaqan ayaa maanta sheegay inuu magaacabay guddi soo baara fatahada webiga shabeelle oo sida lasheegayo dhibaatooyin fara badan gaarsiiyay deegaano kamid ah gobalka Godey.

Xafiisyadan hawsha fulin doona ayaa waxaa kamid ah xafiisyada caafimaadka, beeraha, kan gurmadka iyo kahortagga masiibooyinka iyo kan damaana qaadka cuntada oo ay hogaamin doonaan gudoomiyaasha degmooyinka. Degmooyinka Qalaafe iyo Mustaxiil oo katirsan gobalka Godey ayay fatahaadda webiga shabeelle dhibaatooyin fara badan ugaysteen.

Dhinaca kale meelo kamid ah gobalka Shiniille ayaa roobab badan kadaeen kuwaasoo gaystay khasaare aad u ballaran, isla markaasna burburiyay dhismayaal iyo tuuliyoon.

Abdi jibriil ayaa sheegay inay gudigan u qayb sanyihiin heer degmo ah iyo kuwo heer kililba, iyadoo ay gudigan hogaamin doonan gudoomiyasha degmada dhibaatadu soo gaartay, isla markaana ay lashaqeeeyn doonaan xubno heer kilil ah oo warbixintooda usoo gudbin doona xafiiska m/weynaha kililka.

Godeynews Staff,
Jijjiga.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com