Baareey: Degmada Baareey oo mushruucyo muhiim ah laga fuliyay!!!
Degmada Baareey oo katirsan Gobalka Afdheer ayaa waxuu sheegay hogaanka maaliyadda degmada Baareey "in sanad miisaaniyeedkan tagey degmada Baareey iyo deegaanada hoos yimaada laga hirgelayay mashaariic horumarineed oo kala gedisan."
Hogaanka maaliyadda ee degmada Baarey mudane c/raxmaan caafi ayaa sheegay in wax laga qabtay laamaha horumarinta reer miyiga iyo xafiisyo kale oo ay kamid yihiin xafiis madaxeedyada degmada Baareey.