GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Shaahu waa ka caafimaad badan yahay biyaha!

Cabida 3 iyo waxii kabadan oo Shah ah maalinkii waxay lamid tahay cabitaanka biyo badan, iyadoo ay u badan tahay inay jirto faa�iidooyin dheeraad ah oo dhinaca caafimaadka ah, sida ay sheegayaan baadhitaano caalama ah oo la sameeyay (Tea 'healthier' drink than water).

Waa waxba kama jiraan in Shaahu jirka fuuq bixiyo ( jirka biyaha kasaaro ), sida ay cadaysay European Journal of Clinical Nutrition.

Shaahu ma aha oo kaliya inuu jirka biyo siiyo (rehydrates) sida biyaha oo kale balse waxuu ka ilaaliyaa wadna-xanuunka iyo qaybo kamid ah cudurka dilaaga ah ee Cancer ka, sida ay sheegayso baaritaan la samayay ay ku ogaatay UK nutritionists.

Aqoon yahanadu waxay rumaysan yihiin in Shaaha uu ku jiro maadada loo yaqaano �flavonoids� taas oo horsed u ah caafimaadka wanaagsan.
Maadadaan waxaa laga helaa Cuntooyinka iyo Qudaarta ama Geedaha la beero oo ay kamid tahay Caleenta Shaaha, taasoo la sheegay inay ka ilaaliso unugyada jirku inay xumaadaan.

Waaxda Caafimaadka iyo Nafaqada ee Bulshada Dr. Carrie Ruxton iyo saaxiibadiisa ay wada shaqeeyaan ee Kings College London ayaa baaritaan ku sameeyay cabitaanka Shaaha iyo Caafimaadka uu u leeyahay dadka.

Dhawar baaritaan ayaa ku taliyay in cabitaanka Shaahu ay ka hortag fiican u tahay cudurka Cancer ka, inkastoo aan wali cadaymo xoogleh lahaynin.
Hasayeeshee waxaa lacadeeyay in Shaahu Ilkaha caafimaad u leeyahay kana ilaaliyo madooyinka Ilkaha salkooda fadhiista kadibna Ilkaha daadiya sida (tooth plaque and & tooth decay)

Dr Ruxton waxuu sheegay in xaqiiqiyan cabitaanka Shaahu ka faa�iido badan yahay cabitaanka Biyaha. Biyuhu waxay jirka siiyaan; dareerayaasha jirku sida dhiiga inay helaan biyaha ay u baahan yahiin si ay hawshooda u gutaan. Balse Shaahu waxaa uu jirka siiyaa biyaha iyo maadada layiraahdo antioxidants (help prevent cell damage) sidaa darteed laba faa�iido ayuu Shaahu leeyahay.

Baaritanadu waxay cadeeyeen in waxyaabaha Caffeine ku ay kujiraan sida Caffee, Soda sida Coca-da IWM inay jirka Fuuq bixiyaan balse Shaahu uu mar walba jirka siiyo dareerayaasha uu u baahan yahay, xitaa Shaaha aadka u culus sida midka loo yaqaano �Barad�. Sidoo kale Koob walba oo shah ah waxaa ku jora maada layiraahdo �fluoride� oo Ilkaha u fiican.

Ilaa iyo maanta lama hayo waxyaabo cadaynaya in Shaahu khatar u leeyahay caafimaadka dadka. Hasayeeshee, waxaa baarayaashu sheegeen in shaahu dhibaateeyo awooda jirku uu ku qaato maadada Iron ka ee jirka (tea can impair the body's ability to absorb iron from food), waxayna ku taliyeen in dadka dhiigu ku yar yahay ay ka fogaadaan cabitaanka Shaaha wakhtiyada cuntada (people at risk of anaemia should avoid drinking tea around mealtimes).

Sidoo kale Claire Williamson oo u shaqeeya British Nutrition Foundation ayaa sheegay in baaritaano la sameeyay cadeeyeen inay suurtagal tahay in Shaahu wanaag badan u leeyahay caafimaadka dadka. Shaahu ma keeno fuuqbax, balse waa caafimaad in la cabo ayuu yiri Claire Williamson.

Dr Ruxton ayaa sheegtay in baaritaankani uu ahaa mid madax banana oo ay maalgalisay Tea Council.


Sources BBC:
http://news.bbc.co.uk/2/hi/health/5281046.stm

Waxaa soo tarjuntay GodeyNews Health & Awareness Department.

GodeyNews Staff

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com