GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Addisababa: Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Ethiopia oo heshiis dhamaystiran 28-31 bishan lageli doonto xubno sarsare oo katirsan shirkadda Petronas!!!

Wasaaradda Macadanta iyo Tamarta Ethiopia iyo shirkadda shidaalka Petronas ayaa todabaadka soosocda sii dhamaystiri doona horumarinta soo saarista shidaalka Ogaden Basin ee Jeexdin iyo Hilale.

Shirkadda Petronas ayaa iyadu kuguulaystay qandaraaska shidaalka lagu soo saarayo, isla markaasna heshiis kama danbays oo dhamaystiran 28-31 bishan August lageli doonto wasaarada macadanta iyo Tamarta Ethiopia.

Labo todobaad kahor ayay shirkadda Petronas soo dirtay warqad ay ku ogolaanayso heshiiska iyo shuruudaha laxiriiri soo saarista shidaalka Ogaden Basin iyadoo heshiiska iyo qodabada rasmiga ah ee soosaarista shidaalka 5 xubnood oo madax sarsare oo shirkadda ah ay todobaadkan wada hadal rasmi ah lageli doonaan dawladda Ethiopia.

Shidaalka Ogaden Basin waxuu kujiraa deegaamada jeexdin iyo Hilale oo iskudar kakooban 14 ceel, isla markaasna ceegaaga dhul dhan 285sq.km oo u dhexeeya magaaloyinka Shilaabo iyo Godey. Shirkadda Petronas ayaa bishii hore sheegay inay maalin gelin balaaran oo gaaraysa $1.9 billion ay kusameyn doonaan mashruuca horumarinta shidaalka Ogaden Basin, isla markaasna sheegay inay warshadda sifaynta batroolka kadhisi doonaan Jeexdin.

Dhinaca kale warar kale ayaa sheegaya in isla shirkadan Petronas oo shidaalka kasoo saarta wadanka CHAD ay is fahan la,aan xun kadhex taagan tahay maamulka wadanka Chad oo sheegtay inay si degdeg ah wadanka uga baxaan hadii aysan baxinin lacago badan oo canshuura ah oo wadanku kuleeyahay.

Sidoo kale waxaa iyana jira digniin culus oo ay 2 bilood kahor sii daayeen ururka ONLFtu iyagoo cadeeyay inaysan raali kahayn soo saarista shidaalka Ogaden Basin inta xal looga helayo khilaafka siyaasadeed ee udhexeeya Ethiopia. Isla markaasna aysan jabhada ONLFtu aqoonsanayn heshiisyada kadhexeeya dawladda Ethiopia iyo shirkadda Petronas.


A/rashiid Janan,
Godeynews Staff (Reporter)

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com