GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Baydhabo: Ceebta iyo fashilka Shariif Xasan Caadeystay oo lugaha la gashay halkii uu ku fashulmi lahaa oo ah gobolka bakool!!!

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Soomaaliya Shafiif Xasan Sh. Aaden ayaa ku caan baxay qaska iyo dhagarta ummadda Soomaaliyeed uu ku hayo illaa inta uu qabtay xilkaas dhammaadkii 2004ta.

Shariif Xasan ayaa hoggaaminayey wafti ajinabi kamid ahaayeen oo tagay Magalada Xuddur ee magaalo madaxda u ah gobolka bakool. si la isugu duba rido qorshaha mamul u sameynta gobolkaas.

Shariif Xasan oo hore u kala qeybiyey dowladii Kmg aheyd ee lagu soo dhisay dalka Kenya isla markaasna khilaaf iyo dagaalo dhax dhigay beesha D. & Mirifle ayaa hadda u jahaystay dhanka beelaha wada deggan bakool inuu dhax dhigo colaad.

Shariif Xasan oo ah guddoomiyaha baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa miiska soo saaray Tuulo laga xukumo degmada Yeed oo dhanka bari ee magaalada Yeed kaga beegan qiytaastii 30KM inay noqoto degmo.

Taas oo la yaab ku noqotay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ee beesha Ogaadeen iyo dadweynaha deggan gobolka bakool oo si toos ah u qaadacay shirkaas lagu waday inuu ka dhaco Xuddur, kadib markii ay diideen xubnihii beesha Ogaadeen Absame iuga qeyb gali lahaa shirkaas.

Waxaa intaas dheer in Shariifku la kulmay dhaleecayn iyo diidmo ay kala hor yimaadeen xubno D. & Mirifle ah oo u sheegay inaysan diyaar u aheyn qorshaha uu wato degmada Yeed-na ay taay degmo ka mid ah degmooyinka gobolka bakool.

Dhanka kale xiriir ay sameeyeen madaxda iyo Shacabka deegaanka beesha Cowlyahan ee gobolka bakool ayey isku raaceen inay qaadacaan oo aan laga qeyb galin shirka uu hor boodayey Shariif Xasan.

Gabab-gabadii Shariif Xasan iyo Nin Talyaani ah oo la doonayey inuu wax kasoo dhiso maamulkaas ayaa dib ugu soo laabatay badhabo iyagoo aanay jirin wax usoo qabsoomay.

Wadahadal iyo xiriir ka dib warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in ay kooxda doonaysay dhul balaadhsiga ku fashilmeen qorshahoodii xaalkuna dib loogu soo celiyey xaqiiqda degmooyinka gobolkasi ka kooban yahay.

Faahfaahin: Degmada Yeed waxaa ka jirey dagaalo saameyn weyn ku yeeshay xilliyadii Soomaaliya iyo Itoobiya ay dagaalamayeen sideetamaadkii, markaas oo si ku meelgaar ah loogu soo raray Tuulada rabdhuure khasaare weyn oo dhul iyo cirba kasoo gaaray awgiis, markii dambeyna 1989kii dib loogu celiyey degmada yeed markii ay dhammaadeen dagaalkii somaliya iyo Itoobiya.

Sidoo kale tuulada rabdhuure ayaan kamid aheyn deegaanada ay D. & Mirifle ka degaan gobolka bakool taas oo aan la ogeyn sababta ay u doonayaan in laysku badalo mar hadeysan iyaga deegaan u aheyn.

Godeynews.com.

Xigasho: Afdheer.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com