GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
SOUTH AFRICA oo noqotay kawaanka Umada Soomaaliyeed!

Waxaa maalinba maalinta kadambaysa isa sootaraayo dilka dhaawac, dhaca, iyo boobka loo gaysanaayo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool wadankan south Africa taas oo loo aanaynayo in hawlahan ka danbeeyaan dad ganacsato ah oo u dhashay wadankan South Africa.

Waxaad moodaa sanadkaan in dilka iyo dhaawaca uu aad ooga fara badan yahay kuwii sanadihii la soo dhaafay, hadii aad tagto goobaha isbitaalada waxaad arkaysaa boqolaal ruux oo dhaawac dar daran ah qaarkoodna ay baralaays yihiin oo dhibaatada loo gaystay darteed aysan waxba dareemaynin.

Lama hubo sababta ay ku dhinteen in badan oo Soomaalida ku nool South afrika iyo weliba dadka dilkooda ka dambeeya. Dadka Soomalida ah ee ku nool waddankaas ayaa loola dhaqmo si ka baxsan bini`aadinimada iyadoo lagu dilo tooreey, bastoolado iyo hub kaleba.

Dadka Soomalida ah ee ku nool dalka Koonfur afrika ayaa waxa lasoo dersay cabsi xoog leh oo sannadahan kasoo wajahda dhanka budhcad laynaysa Soomaalida kuwaas oo sida ka muuqata aan maal doon aheyn laakiin ay dilayaan ruuxii Soomaali ah ee ay usuurogasho.

Waxaana hada soo fara badanaya tirad dadka Soomaalida ah ee guryahoodii dib ugu noqonaya iaygoo wadanka iskaga cararaayo. Iskucelcelis waxaa jirta in habeen kasta ama maalin kasta ugu yaraan dhintaan dad ka badan 3-4 kuwaasoo oo loo dilo habab kala duwan.


Qore Maxamuud (South Africa)
Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com