GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Nairobi: Kibaaki iyo Zenaawi oo shirkoodii Nairobi ugawada arimaha Soomaaliya iyo dabar gooynta mucaaradka Ethiopia ee kudhaqan Kenya!!!

M/weynaha Kenya Kibaaki iyo PM Ethiopia Zenaawi ayaa magaalada Nairobi kuyeeshay wada hadal xasaasi ah oo kusaabsan arimaha soomaaliya iyo dareenka ay labada wadan kaqabaan siyaasadda maxaakiimta islaamiga oo muqdisho gacanta kuhaya.

Dhinaca kale waxaa lasheegayaa in Zenaawi kala hadlay m/weynaha kenya Kibaaki sidii loo cirib tiri lahaa jabhadaha kasoo horjeeda xukinkiisa ee sida sharci darada ah ugunool wadanka kenya.

"Waxaana xili dhow dawladda Kenya usoo gudbinaynaa liisto ay kuqoran yihiin magacyo iyo kuwa sheeganaya inay jabhado xubno kayihiin oo kudhumaalaysanaya wadanka kenya gudihiisa." siyaasi soomaalida kenya ah oo naga codasady inaan magaciisa sheegno.

Inkastoo warbaahinta lagu sheegay in shirka labadan masuul uu kusaabsan yahay arimaha soomaaliya iyo waxii laga yeelahayo maxaakiimta islaamiga iyo waliba sida ugu dhakhsaha badan ee wadamada IGAD kubahoobay ay ciidamo nabad galyo ugu diri lahaayeen dawlada tabarta daran ee M/weyne Cabdullaahi Yuusuf.

Ayaa hadana waxaa cad oo dad xog-ogaal ah sheegayaan in masuuliyiinta dawladda Ethiopia ay kago,antahay dibad iyo gudaba ladagaalanka ururada mucaaradka ee sida kala gedisan uga soo horjeeda siyaasadda ay kudhaqanto dawladda Zenaawi, iyagoo codsaday in qofkii ay damcaan si dhakhsaho loogo soo celiyo.

Zenaawi ayaa aad loo soo dhaweeeyay isagoo Jommo Kenyaata Airportka salaan sharaf kaga qaatay qayb kamid ah Ciidamada Cirka Kenya ayaa hadana waxaa Airportka kaga hotagay masuuliyiin fara badan oo horkacayo Wasiirka Arimaha Dibadda Kenya, Taliyaha Guud ee Ciidamada qalabka sida Kenya iyo Taliyaha Ciidamada Booliska kenya major general Hussein Ali.


Xasan Kidogo,
Godeynews.com
Nairobi.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com