GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Ethiopia: Dawladda Zenaawi oo baaritaan balaaran kusameynaysa sababta ciidamda Milatarigu ugu baxsanayaan wadamada deriska ah!!!

Dawlada PM Zenaawi ayaa bilaabaysa baaritaan lagu ogaanaya sababta kadanbaysa kacdoonka ciidamada dhexdiisa kajira oo ay qayb fara badan oo iyaga kamid ah ay marar kala gedisan ugu goosanayaan wadamada deriska ah.

Intii uu wadanka Eriteria u goostay General Kemal iyo boqolaal ciidamada milatariga kamid ah ayaa waxaa soo baxaya in Askar badan oo ciidamada kamid ah ay xiriiro hoose laleeyihiin ururada dawladda kasoo horjeeda oo badankooda kusalaysan qaab qowmiyadeed.

Dhibaatada kale ee dawladda Zenaawi haysata ayaa waxay tahay iyadoo ay ciidamu badankoodu u goosaayaan dhinaca ninka ay colka yihiin ee maamula wadanka Eriterira oo sii buunbuuninaya baxsashada ciidanka, markastana TV Eriteria kasoo saara ciidamo lagu sheegayo inay kasoo baxsadeen wadanka Ethiopia.

Hadaba si taas looga hortago waxay dawladdu bilawday inay wareysi ama (Gimigema) layeelato taliyaasha ciidamada taasoo lagu baarayo inay xiriir laleeyihiin ururda mucaaradka iyo waliba xiriir intee leg ayaa kadhexeeyey xubnihii hadda kahor kabaxsaday ciidamada.

Sidoo kale "Waxaa adeg in dib loosoo celiyo is aaminkii ciidamada iyo dawladda kadhaxeyn jiray, kasoo mudooyinka danbe faraha kabaxay, isla mar ahaantasna ay adeg tahay in kalsoonidii hore oo kale lagu wada shaqeeyo" Ethio-Zagol.

Guud ahaan siyaasadda Ethiopia ayaa noqotay midaan deganayn oo aad u kacsanayd illaa iyo intii lagu heshiin waayay doorashoyinkii 15 May 2005.

Doorashadaas oo ay kadhasheen qulquladooyin wata rabshado ay iskaga hor imaanayeen taageerayaasha ururada mucaaradka iyo ciidamada nabad-galyada wadanka kuwaasoo mararka qaar sababay inay dad kudhintaan, meesha kuwa kalena xabsiyada lagu uruurinayay sida madaxdii sarsare ee ururka mucaaradka CUD oo illaa iyo hadda xabsiyada kuxiran.

Godeynews Staff,
Godeynews.com.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com