GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey: Xafiiska kahortagga masiibooyinka heer kilil, haydaha WFP, Unicef, OWDA iyo waliba wafti heer fedaraal ah oo soo booqday degmooyinka Qalaafe iyo Mustaxiil!!

Madaxa xafiiska kahortagga masiibooyinka kililka, isla mar ahantana ah gudoomiyaha gargarka degdega ah ee Gobalka Godey mudane Mukhtaar Sayid iyo hayado caalima ah sida WFP, Unicef iyo midda wadaniga OWDA.

Ayaa waxay maalmahan kuhawlanaayaan soo qiimeynta iyo gargar gaarsiinta dadka kudhaqan degmooyinka Qalafe iyo Mustaxiil oo fatahaada webiga shabeele ay si daran u wax yeelaysay.

Seddex kamid ah Sodanka qabale ee ay kakooban tahay degmada Qalaafe ayaa biyuhu wax yeeleyeen kuwaasoo wax gaarsiiyay dhul beeraad fara badan iyo dalagyo raashineed. Dhinaca kale degmada Mustaxiil 17 qabale ayay biyuhu waxyeeleyeen kuwaasoo sidaas kale dhibaatoyin keensaday.

Hayadaha meelahas booqday ayaa waxay durbaba dadka u qaybiyeen raashin, shandarawooyinka kaneecada iyo waliba teendhooyin ay hooy ahaan u isticmalaan maadama ay in badan guryahoodii biyuhu qaadeen. Midda kale waxaa ladiyariyay 2 doomood oo dadka gaarsiiya raashinka iyo daawooyinka degdega ah ee shacabka u baahan yahay.

Madaxa kahortagga masiibooyinka mudane Mukhtaar Sayid ayaa dadka deegaanka iyo haydaha kaleba uga digay inay udiyaar garoobaan degmooyinka labada Imay iyo Abaaqorooq ay helis u yihiin inuu webigu kufataho maadaama ay roobaba badan kadayaan dhulka sare ee Ethiopia.

Sidoo kale madaxa xafiiska kahortagga masiibooyinka wadanka Ethiopia ayaa isaguna shir jaraaid kuqabtay xafiiskiisa magaalada Addisababa kusheegay in fatahadii webiyada shabeele iyo weeb ay dhibaatoyin garsiiyeen dad aad u badan oo isugu jira xoolo dhaqato iyo beeralayba oo kukala nool goballada Afdheer iyo Godey.

Masuulka ayaa aduunka caalamiga ah kaalmo kuweydiistay in haydaha caalimga ah iyo kuwa wadaniga ahba ay isu diyaariyaan kaalmo gaarsiinta dadka kutaabalaysan deegaamada webiyadu kufataheen.

Axmed Cilaan,
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com