Waxaa dhamaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka soo jeeda degaanka Soomaalida Ethiopia ee ku nool magaalooyinka mataanaha iyo nawaaxigooda la ogeysiinayaa in ay ka soo qayb galaan kulan ay qabanayaan wafdi uu hogaaminayo wasiiru-dawlaha shaqada iyo arrimaha bulshada ee dawlada federaalka Ethiopia mudane Khadar Macalin Cali.
Kulanka wuxuu qabsoomayaa:
Saturday September/9/2006 @ 2:00pm
Wuxuuna ka dhacayaa:
Radisson University Hotel 615 Washington Avenue SE Minneapolis, MN 55414
Wixii faah faahin ah la xidhiidh:
Garaad Omar @ 651-468-6105
Ogeysiiskan waxaa kuqoran oo Godeynews via email kusoo garsiiyay: