GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Wasiiru Dawlaha Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada ee Ethiopia oo la shiray Jaalliyada Somalida Ethiopia ee nawaaxiga Washington DC.

Shalay oo ay taariikhdu ahayd Sep/10/2006 waxaa Washington DC lagu qabtay shir balaaran oo dhexmaray Wasiiru Dawlaha Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada ee Ethiopia Mudane Khadar Macalin iyo Jaalliyada Somalida Ethiopia ee Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Wasiirku waxuu si faahfaahsan uga war bixiyay xaallada guud ee Ethiopia gaar ahaan xaallada Kililka 5aad ama gobolka Somalidu degto ee Ethiopia. Mudane Khadar waxuu ku nuuxnuuxsaday in loo baahan yahay in Aqoon yahanka iyo Ganacsataduba dalkooda kusoo noqdaan, maal gashadaan, isagoo xaqiijiyay in dawladu soo dhawaynayso dhamaanba waxii loogu adeegayo horumarka dalka iyo dadka.

�Kaalaya oo imaada dalkiina� ayuu yiri Mudane Khadar Macalin oo ka jawaabayay su�aalaha Jaalliyada. Wasiirku waxuu u xaqiijiyay dadkii uu shalay u qudbadeeyay inay la kulmi doonaan soo dhawayn iyo gamca furan marka ay dalka yimaadaan.

Wasiirku waxuu cadeeyay inay shaqadiisa tahay in la xaqiijiyo nolosha iyo arimaha bulshada dhinac walba si loo taaba galiyo xeerarka Shaqada & arimaha Bulshada ee Ethiopia.

Wariyayaasha GodeyNews ujooga nawaaxiga Washington DC waxay sheegayaan in dadwaynihii shirka kasoo qayb galay ay si wayn ula dhaceen khudbaddii wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada ee Ethiopia Mudane Khadar Macalin.

Wasiirka safarkiisa ee Waqooyiga America ayaa waxuu horay ugu soo maray meelaha ay Jaalliyada Somalida Ehtiopia ku badan tahay sida San Diego, California iyo Minneapolis, Minisota.

Wasiirku xalay fiidkii (Sep/11/2006) ayuu dib ugu dhoofay Ethiopia.


GodeyNews Staff
GodeyNews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com