GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
IGAD oo Somalia lagu soo fasaxay iyo Heshiiskii Khartuum oo gabi ka lusha!

Ururka Midowga Africa ayaa maanta go�aamiyay in 8 kun oo askari oo aad u hubaysan loo diro Somaliya. Ciidankan oo qaybtiisa hore ay Somaliya cagadhiganayaan mudo 3 todobaad gudahood ah ayaa lafilayaa inuu keeno car iyo wir iyo colaad hor leh.

Waa yaabe markii Dagaal Oogayaashu ay dalka burburinayeen maxaa ciidamo ka qabta loo keeni waayay? Maanta oo ay nabad tahay xamar, dakadii waynayd iyo Airportigii caalamiga ahaa ee xamarna lafuray, waan waan iyo wada hadal laysku afgartayna uu socdo sababta ciidan loo kor keenayo marnaba maslaxad Somaliyeed kuma jirto.

Sida lawada og yahay ciidamada maxaakiimta ayaa wacad ku maray inay ladagaalamayaan haddii ciidan shisheeye dalka cagaha soo dhigo.

Dadka siyaasada odorosa waxay sheegayaan in Go�aanka AU da iyo midka IGAD looga golee yahay in latijaabiyo cududa iyo adkaysiga Maxaakiimta!

Waxaa kaloo dhici karta haddii Maxaakiimta laga adkaado in taas micnaheedu tahay in sharaftii iyo awoodii Somaliya inaysan dib u soo noqonaynin mudo dheer.

Waxaa kaloo la saadaalinayaa in Maxaakiimta oo laga taag roonaadaa ay micnaheedu tahay in ummaddii Somaliyeed laga taag roonaaday isla markaasna bahdil lagu samayndoono.

Haddiise ay Maxaakiimtu ka adkaadaan ciidamada soo duulaya, taas micnaheedu waxay noqonaysaa in sharaftii, qaranimadii iyo midnimadii Somaliyeed ay noqonayso qorax soo soo baxday oo aan sacabaha lagu qarin karin.

Isku soo wada duuboo heshiiskii Khartuum ayaa isagu noqonaya mid meesha kabaxay, arintuna waxay taagan tahay in hubka laysugu dhiibo ummadii Somaliyeed oo maanta u muuqday inay nolol u soo iftiimaysay.

Waxii ka soo kordha xaalada Somalia fadlan kala soco GodeyNews.com

GodeyNews Staff
GodeyNews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com