GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Sheekh Xasan Turki "maxkamaduhu waa sidii biyo webi kasoo fatahaya oo meel kasta oo Soomaaliya kamid ah gaari doono"

Sheekh Xasan Turki oo kamid ah shuurada sarsare ee maxaakiimta islaamiga Soomaliya ayaa maanta weraysi dheer oo meelo badan taabanaya siiyay idaacaddaha Muqdisho.

Sheekh Xasan ayaa weraysigaas kusheegay inuusan marnaba qaab qabiil ah ugu jirin maxaakiimta hadii ay taas jirtana uusan kadagaallameen degmada Karaan iyo xarumuhii kale ee ciidamada maxaakiimtu dagaalka kula galeen qaqable yaashii dagaalka ee Xamar laga eryay.

Sheekh Xasan Turki oo kajawaabiyay hadal kasoo yeeray nin xildhibaan ah oo Baydhabo joogay oo ideecadaha kayiri Xasan Turki oo cidamo fara badan oo maxaakiim ah wata ayaa magaalada Kismaayo si qabiil ah usoo weeraraya maadama uu qoys ahaan kasoo jeedo goballada Jubooyinka.

Sheekh Xasan Turki waxuu arintaas kayiri;

"Qaab qabiil ah maxaakiimtu meel uma weerarto, isla markaasana Kismaayo uma weerarayo qaab qabiil ah ee waxaan rabnaa inaan iftiinka maxkamadaha gaarsiino, isla markaasna aan kahor tagno cadawga iyo ciidamada shisheeya inay wadanka soo galaan amaba ay dakade Kismaayo isticmaalaan"

Isagoo sii watana waxuu kadaray;

" Qaar kamid ah isbahaysiga dooxada jubba ayaa soo dhaweeyay imaanshaha maxkamadaha magaalada Kismayo kuwa kalena haraacan ayaan leenahay"

Waxaa sidoo kale sheegay inuu xili dhow tagayo deegaanadas oo aad looga taageersan yahay dibna uu ugu noqonayo xarunta taliskiisa guud ee Raaskanbooni ee katirsan degmada Badhaadhe gobalka Jubbada Hoose.

Waxaa kaloo shacabka soomaaliyeed ee kudhaqan goballada kale ee soomaaliya sida Boosaaso, Hergaysa ugu baaqay inay raacaan maxkamadaha islaamiga.

Iskusoo duduuboo hadaladan iyo hantaataca kasoo yeerayo kuwa mudada dheer sida sharci darada ah ugu xad gudbayay shacabka kudhaqan magaalada Kismaayo ayaa hadda u muuqda kuwa gartay seefta sheekh xasan ee dhabarka kasaaran oo aan gara maraynin illaahay idinkiis.

Dagaal ogayaashan ayaa in mudo ahba xaaladoodu kusuganayd jahwareer siyaasadeed amaba meel udhexeysa habeen iyo maalin.

Saciid Jiis,
Godeynews.com
Muqdisho.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com