GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Godey: Natiijooyinkii imtixaanadii dugsiga sare ee degmada Godey oo soo baxay iyo 472 ardey oo kudhacay!!

Iyadoo marwalbaba ay liidato tayada macalimiinta wax kadhiga iskuulada kuyaalla dawlad deegaaneedka Soomaalida ayaa waxaa xiligan oo kale wasaaradda waxbarashada caadi ahaan usoo daysaa natiijoyinka imtixaanada dugsiyada sare Ethiopia.

Magaalada Godey 780 Ardeyda ayaa sanadakan ufariistay imtixaanada dugsiga sare iyadoo ay kabaaseen in kayar 310 ardey, meesha ay kadhaceen 472 ardey oo kabadan kala bar. Ardeydan imtixanadooda lasoo dejiyay ayaa wax kabaran hayay dugsiga hoose dhexe Mashkooke iyo dugsiga dhexe/sare ee Godey.

Mudane Cabdi Bashiir Kusii simaha wasaaradda waxbarshada Godey ayaa natiijadan kutilmaamay mid aad looga xumaado, isla markasna aan indhaha laga fiirsan karin taya xumida waxbarasho ee kataagan dugsiyada degmada Godey.

Sababaha ugu badan ee ardeydu aysan rajo fiican uga qabin natiijooyinka imtixaanada ayay tahay iyadoo ay aad uliidato tayada macalimiinta wax kabara iskuulada degmada iyo waliba masuuliyad xumo dhinac kasta ah oo waalidka caruurta iyo masuuliyiinta deegaanka oo dayacay miisaanayadii waxbarasho ama waxii kolba kaalmo ah oo haydaha deeqada bixiya soo gaarsiiyaan iskuulada degmada Godey.

Guud ahaan tayada waxbarashada deegaanka soomaalida ayaa ah mid aad u liidata balse waxaa magaalooyinka qaar kajira dadaalo fara badan oo kor loogu qaadayo tayada waxbarashada iskuulada sida midka kasocda magaalada Qabridaharre oo ay hormuud kayihiin xubno dibadaha kunool oo sidan oo kale u adkeysan waayey waxbarsho xumida haysata ardeyda degmada Qabridahare.

Mashruuca waxbarshada degmada Qabridaharre ayaa waxuu socday in mudo ah iaydoo ay hormuud katahay BAHDA HORUSOCOD oo runtii kudayasho fiican ugu filin jaaliyaddaha kale ee dibadda joogta sida kuwa kasoo jeeda degmada Godey.

Axmed Cilaan,
Godeynews.com
Godey.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com