GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Jijjiga: Xubno sarsare oo kamid ah ururka EPRDF oo Jijjiga u yimid inay kala diraan maamulka Kililka!!!

Warar Godeynews kasoo gaaraya dad xog-ogaal oo Jijjiga kusugan ayaa sheegaya in maamulka kililku kawar-helay inay magaalada Jijjiga si qarsoodi ah ugu sugan yihiin xubno sarsare oo kamid ah ururka EPRDF kana socda xafiiska Raisul wasaare Zenawi.


Xubnahan EPRDF ayaa iyagoon la ogayn muddo dheer si qarsoodi ah u indha-indhaynayay hab usocodka maamulka kililka ee uu hadda madaxda kayahay mudane C/laahi Xasan Lugbuur oo sidii kuwa kahoreeyay oo kale waxba aan u qabanin bulshada kudhaqan ismaamulka soomaalida Ogaadeeniya.

Maamulka Kililka ayaa inta badan waxba aan u qabanin bulshada iyagoo wakhtigooda kudhumiya iska hoos guurista, boobka iyo dhaca xoolaha shacabka oo maalmahan danbe maamulka C/laahi Xasan caadi noqotay.

Wararkaas xog ogaalka ah ayaa sheegay inaan lagerayinin cidda maanta maamulkeedu ugu sareeyo Kilika Soomaalida maadaama ay jiraan xubno wasiiro ah oo kaba awood badan madaxweynaha kilika, isla markaana maalin kastaba qaata go,aamo uusan Lugbur wax kala soconin kana hor imaan karin fulintooda.

Sidoo kale waxaa lasheegayaa in maamulka hadda jira ay cabsi badan lasoo gudboonatay kadib markii ay kawar heleen inay magaalada Jijjiga muddo kusugnayaan xubno EPRDF oo kasocday xafiiska Riasul wasaaraha oo si sir ah u kormeerayay qaabka iyo sida ay hawshooda u gutaan.

Iskusoo uruuriyoo illaa iyo hadda si dhab ah looma ogo waxa ay xubnahaas dawlada dhexe iyo xafiiska raisul wasaare Zenaawi ugudbin doonaan balse walbahaar iyo walaahow ayaa lasoo gudboonaatay masuuliyiinta kataliya maamulka fadhiidka ah ee ku banjarsan magaalada Jijjiga.

Waxii kasoo kordha arimahaas iyo kuwa kaleba kala soco warsidaha Godeynews oo si hufan idinku soo gudbin doono kolba waxii soo cusbaanada.


Cumar Yare,
Godeynews.com
Jijjiga.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com