GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Maamulka degmada Afmadoow oo sheegay in ay taageersan yihiin howlaha uu wado Sheekh Xasan Turki

Maamulka degmada Afmadoow ayaa sheegay in deegaanadooda ay ku soo dhaweynayaan Sheekh Xasan Turki oo ka tirsan golaha maxaakimta isla markaana sheegay in halkaasi uu ka abaabulayo awood uu kaga hortagayo ciidamo shisheye oo uu sheegay in ay ka soo dagayaan garoonka iyo dekada magaalada Kismaayo

Duqa magaalada Afmadoow ee gobalka Jubbada Hoose Cabdi Inshaar ayaa sheegay in maamulkooda uu si weyn u taageersan yahay Shiikh Xasan Turki oo ka tirsan golaha Shuurada ee maxaakimta isalaamka ,waxa uuna uu xusay in ay ku soo dhaweynayaan degmada Afmadoow iyo deegaanada kale uu Mr Turki shegay nin uu tegayo.

Shiikh Xasan Turki waa nin deegaanka u dhashay isla markaana saldhigyo ku leh sida waxaa yiri duqa degmada Afmadoow Cabdi Inshaar ,

Mr Inshaar ayaa xusay in ay taageersan yihiin hadalkii Xasan Turki ee ahaa in uu ka hortagayo ciidamo ajaanib ah oo uu sheegay in ay ka soo degayaan garoonka iyo dekada magaalada Kismaayo.

Taageerada maamulka degamada Afmadoow ee Shiikha ayaa ka dambeysay ka dib markii Xasan Turki uu dhawaan sheegay in degamada Afmadoow iyo deegaano kale oo ka tirsan gobalka jubada hoose uu gaarayo balse aanu jirin qorshe gaar ah oo uu ugu duulayo magaalada Kismaayo.

Duqa degmada Afmadoow Cabdi Inshaar ayaa dhanka kale gaashaanka u daruuray qorshaha maamul u sameynta gobalada jubooyinka oo uu sheegay in Barre Hiirale si indha la`aan uu u horboodayo.


Xigasho: HornAfrik

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com