GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Muqdisho: "C/laahi Yuusuf iyo Barre Hiraale midkoodna uma dhalinin Kismaayo, Maxaakiimtuna iyaga marti ugu noqon mayso" Yuusuf Indhacadde

Waxaa maanta warbaahinta maxaliga ha ee magaalada Muqdisho kahadlay Yuusuf Indhacadde oo ah hogaanka amniga maxaakiimta isagoo kunuux nuuxsaday in iyadoon qofna lagala tashanin magaalada Kismaayo lageyn doono maxaakiimta shareecada islaamkana lagu dhaqi doono.

Isla mar ahaantaasna aysan maxaakiimtu islaamiguna qofna marti ugu noqonaynin joogista magaalada Kismaayo. Waxuu si kulul oo hanjabaad kujirto u weeraray siyaasadda Barre Hiiraalle uu kudoonayo inuu maamul gobaleed ugu sameeyo goballada jubooyinka taasoo kusheegay midaan meesha soo geli karin maadaama uusan deegaanka isagu dhallanin.

Waxuuna Yuusuf Indhacadde yiri " C/laahi Yuusuf iyo Barre Hiiraale toona uma dhalanin magaalada Kismaayo. Maxaakiimtuna iyaga marti uma noqonayso"

Waxaa kaloo intaas kudiray " Talada magaalada Kismaayona kama go'do Barre Hiiraale iyo C/laahi Yuusuf toona oo aan udhalanin deegaankaas"

Hadalkan Yuusuf Indhacadde ayaa soo baxaya xilli ay soo ifbaxayso awooda ciidameed ee maxaakiimta, isla markaasna ay muuqato kala qeyb sananta siyaasadeed ee udhaxeeysa masuuliyiinta jabahadda dooxada juba ee ka ariminaysay mudada dheer Kismaayo.

Nuur J,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com