GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Baraawe: Sheekh Xasan Turki, Aden Cayroow iyo Mukhtaar Roobow oo horkacaya in kabadan 2000 oo ah ciidamada maxaakiimta iyo baabuurta dagaalka oo tiro badan ayaa soo buuxiyay Mudul-Baraawe, kuna soo fool leh Kismaayo.

Wariyaha jiidda hore ee Godeynews ayaa soo tabaniya inay magaalada muqdisho ay kasoo baxeen ciidamo aad u fara badan oo loogo tala galay inay maxkamad islami ah kaga dhawaaqeen goballada Jubooyinka iyo Gedo oo ay muddo dheer katalinayeen dagaal ogayaal lamid ah kuwii laga eryay magaalada Muqdisho.

Taliyaha guud ciidamada maxaakiimta qeybtooda jubooyinka Sheekh Xasan Turki iyo Sheekh Mukhtaar Roobow kuxigeenka amniga maxaakiimta islaamiga ayaa kunuxnuuxsaday maanta maray Godeynews xiriir toos ah lasmeeysay dad kudhow dhow masuuliyaantaas;

"Maanta laga bilaabo wey dhamaatay sugitaankii iyo sasabkii Barre Hiiraale, waxaana lasoo gaaray xiligii talaabada laga qaadi lahaa isaga iyo taliskiisa dooxatada ah ee kuxiran Axmaarada iyo maamulka fadhiidka ah ee C/laahi yuusuf."

Sheekh Xasan Turki iyo xubnaha sarsare ee shuurada ayaa in mudo ahba kuhaowlanaa iskuna dhabar jibiyay in si nabad galyo ah uu Barre Hiiraale uu isaga baxo magaalada kismaayo isagoo bad qaba. Hadii kale ay maxaakiimtu kaqaadi doonaan talaabooyin faraha laga gubto oo lamid ah kuwii laga qaaday saaxiibadiisii bilo kahor laga eryaday magaaloyinka Muqdisho, Jawhar, Baletweyne iyo dhuusamareeb.

Wararka qaar ayaa sheegaya in maanta dagaalkii kadhacay Dhoobley uu ahaa mid baqo ah oo ay ciidamada Barre Hiiraale ugu baqanayaan gobalka Gedo oo ay dhalasho ahaan kasoo jeedaan,iyagoo cabsi badan lasoo gudboonaatay, isla mar ahaantaana cabsi badan kaqaba ciidamada Sheekh Xasan Turki oo maalmahan soosocda kusoo beegan magaalada Kismaayo.

Ciidamada maxaakiimta ee qeybtooda jubooyinka ayaa loogu talagalay inay cadowga kadifaacaan goballada xaduudada lawdaga wadamada Kenya iyo Ethiopia. Wadamadaas oo sheegay inay ciidamo usoo diro doonaan gudaha wadanka soomaaliya si ay uga hortagaan ciidamada maxaakiimta oo si xawli ah ugu faafaya wadanka soomaaliya.

C/laahi Sheekh
Godeynews.com
Baraawe.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com