Hadi aan nahay bahda Godeynews waxaan akhristayashanada sharafta leh ugu bishaarenaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadhaan inay kheyr iyo danbe dhaafba kala kulmaan bilashada bishan barakaysan.
Waxaana markale leenahay; "Ramadhaan Kariim"
Barito ayaa waxaa bilaabanaya bishii barakaysneed ee Ramadhaanka bilashada bishaasoo meelo fara badan laga arkay ayaa waxaa larejeynayaa inay barito soomaan ummad fara badan oo muslim ah oo kudhaqan aduunka daafihiisa si ay ajir iyo xasanaad Allaah u weydiistaan!!!!